telesom
logo
logo
logo
|

hanbalyo meher

hanbalyo meher ooy dirayaan  nuura cabdi guuleed iyo saygeeda cumar maxamuud saleebaan iyo caruurtooda          muuna cabdi guuleed iyo caruurteeda khadra cabdi guuleed naasir cabdi guuleed axmed cabdi guuleed iyo hooyo asiya cabdi guuleed iyo c/rahman cartan geedi dhamaan dadkaas oo kala jooga uk,usa,finland iyo somaliland waxay hanbalyo kal iyo laaba udirayaan meherka fahiima c/rahman cartan iyo amiin maxamuud maxamed oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa 7/3/2012 gaar ahaan hotel amasador waxaan  leenahay guurkiina guur khayr gurigiina guri negi ku noolada badhaadhe iyo barwaaqo aamin  thanks

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)