Tacsi Ku Socoto Marxuun C/raxmaan Xirsi
Inaanlilaahi waa ina Ilayhi Raajucuun.
Kayse Axmed Digaale,Xuseen C/laahi Girgire, Maxamed Huriye ,Cismaan Barbaraawi, Aadan Siciid Dooc, Salaal, Maxamed Cawil X.Nuur (Xoog), Cabdi Cali Dhegaweyne, Cumar Yuusuf Cabdi Siciid, Cabdi Macaan, Siciid Caro baydhay , Siciid X.Quluumbe ,Dhamaan Dadkaasi Waxay Eheladii iyo Qoyskii uu ka baxay Marxuun C/raxmaan Xirsi oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargaysa ,Waxaanay si gaar ah ugu Tacsiyadaynayaan Axmed C/raxmaan Xirsi (Heelo ), oo uu dhalay, Waxaanay leeyihii Samir Iyo Iimaan , Marxuunkana Eebbe Janadii Ha Ka waraabiyo….Aaamiin..aamiin.




Recent Comments