telesom
logo
logo
logo
|

Hambalyo Meher uu Dirayo Cabdi Samed Macalin.

 

waxaan hanabalyo meher halkan uga dirayaa sxbkay Cabdisacid Nuur Warsame Jamac iyo marwadiisa Sahra Yaasiin Mire oo maanta 06/03/2013 meherkooga ka dhacay hotel dalxiis magalada hargeisa waxaana illahay uga baryaa inuu nolol khar qabta wadaajiyo ubad khayr qabana kala siiyo…..amiii……amiin

Cabdisemed Mahdi Moalim Abdirahman <tawakal69@hotmail.com>

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)