TACSI Ku Socota Marxuun Maxamed Daad.
Kayse Axmed Digaale, Xuseen C/laahi Xuseen(gir-gire), Maxamed Daa'uud, Cabdi Cali Dhagaweyne, Guuleed Daahir Samatar, Siciid X.Qulunbe, maxamed Huriye Cigaal, Jaamac Soofe, Cismaan Abokor Berberaawi, Cartan Maxamed jaamac, Dayr maxamed Cilmi, Siciid Carobaydhay, Xamse Cabdi, Cabdi Dhoodi, Xamse Kayse Axmed,Masuuliyiinta Wasaarada ciyaaraha Gobolka Togdheer, iyo dhamaan bahda ciyaaraha Togdheer waxay Tacsi u dirayaan eheladdi iyo qoyskii uu ka baxay Marxuum Maxamed Daad oo ka mid ahaa garsoorayaasha ciyaaraha ee Somaliland oo maanta ku geeryooday Burco, waxayna leeyihiin Samir iyo Iimaan, Marxuumka eebbe ha ka warabiyo Janaaddii fardawsa.
aamin,aaamin…




Recent Comments