telesom
logo
logo
logo
|

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

 

Sh Cumar Xuseen (Ceesh), Nimco Xuseen Mucsin (Carabiyo)
Axmed Ciise Oomar, Qadan Jamac Cilmi
Maxamed Jamac, Mustafe Ciise Oomar, Cumar Ciise Oomar,
Nuura Ciise Daahir, Cali Maxamed Oomar, Cali Boorte
Abdiraxiim Ismaciil Abdillahi, Dayib Ciise Oomar, Yurub Jaamac Maxamed
Abdiwahaab Cumar Xuseen, Fadumo Axmed Ciise, Kawsar Axmed Ciise,
Abdinasir Cumar Xuseen, Keyd Jaamac Maxamed, Mubarik Ciise Oomar
Abdiladiif Cumar Xuseen, Sh Cumar, Maxamud Ismacil Gaabuush
Hibaaq Cumar Xuseen
Ismacil Jaamac Diiriye
Cumar Jaamac Diiriye
Xasan Cismaan Aadan
Muuse Jaamac
Fadxi Jaamac Baadruud
Cali Garow Cali
Khadar Xasan
Khalid Khadar Xasan
Eng Xuseen Maxamud Jiciir
Ibrahim Baashe
Ibrahim Raage
Maxamed Yoonis Cubeyd
Caaqil Maxamed Gacan
Caaqil Faysal Fadhfadhle
Mahdi Jaamac

Waxay halkan
hambaylyo iyo farxad qiima badan uga diraynaa meherka  boqorka Axmed
Cumar Xuseen iyo boqorada Hoodo Axmed Ciise Daahir
oo maherkoodu kadhacay magalada
hargaysa gar-ahaaan Hotel Scandinavia
bishu 12/02/2013 iyagoo kala jooga wadamada
Somaliland, Ingriiska, Denmark, Australia iyo Amerika waxan illaahay uga
baryeynaa inuu ka dhigo reerkii lagu nastee lagu nagadee wada jira…. Aaamiin
aamiin aaamin… waxanu halkan hanbaylyo aan lakoobi Karin uga diraya anagoo kala
ah:-

Waxaanay dhamantood leeyihiin  noqoda kuwii isku wara ubad khayr qabana kala
hela..    aamin aamin aamin…..

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)