Hambalyo Hambalyo Hambalyo
1. Hooyo Hibo maxamed cilmi iyo caruurteeda
2. Reer cumar dhakhtar iyo caruurtooda
3. Reer aw –cali xasan iyo caruurtooda
4. Reer maxamed Cali jiciir iyo caruurtoodu.
Waxay halkan hambaylyo iyo farxad qiima badan uga diraynaa meherka boqorka iyo boqorada Nuur Maxamed Nuur iyo marwadisa Deeqa Ismacil Yusuf oo maherkoodu kadhacay magalada hargaysa gar-ahaaan Hotel Hansoor bishu 15/02/2013 iyagoo kala jooga wadamada Sweden iyo Holland waxan illaahay uga baryeynaa inuu ka dhigo reerkii lagu nastee lagu nagadee wada jira…. Aaamiin aamiin aaamin… waxanu halkan hanbaylyo aan lakoobi Karin uga diraya anagoo kala ah:-
Waxaanay dhamantood leeyihiin noqoda kuwii isku wara ubad khayr qabana kala hela.. aamin aamin aamin…..




Recent Comments