telesom
logo
logo
logo
|

Meher Wacan

 

Mawliid Cabdi Axmed, Faysal Cabdi Muxumed, Xasan Ibraahim Cabdi, Raxma Siciid Xirsi, Ibraahim Khadar Siciid, Wali Axmed Aadan, Khaalid Cabdiraxmaan Muxumed, Axmed Xasan Tansaani, Khadra Cumar Ibraahim, Axmed Muuse Cali-faruur, Cabdijibaar Cabdillaahi Maxamuud, Yuusuf Xariir Diiriye, Sharmaarke Muuse Yuusuf iyo Axmed Maxamed Axmed.

Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo boggaadin u dirayaan

Cali Maxamed Giiri

& Istaahil Maxamed Xuseen

Oo 14/02/2013 meherkoodu ka dhacay hudheelka  Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa, waxaanay Ilaahay ug abaryayaan inay isku waraan, ubad khayr qabana kala helaan…Aamiin..Aamiin…

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)