Wariye Lagu Xidhay Degmada Togwajaale.
Anagoo ah bahda saxafiyiinta ka hawl gasha dagmada Tog wajale, waxaanu ka xunahay xadhiga loo gaystay saxafiga wayn ee maxamed cadilaahi qonbor oo lagu xidhay saldhiga dagmada Tog wajaale oo loo xidhay war uu shalay baahiyay waraysigaasi oo uu la yeeshay taliyaha sirdoon ka dagmada tog wajaale mr jaamac boorama .kaasi oo ku saab sanaa askar ka tirsan booliska somaliland ee ka hawl gala kastamka wajaale oo utalabay dhinaca Ethopia hahlkasi oo ay ugaleen milatariga Ethiopia oo dhaawac ka soo gaadhay 2 kamida askarta gaadhigiina lagala hadhay markii uu milatariga Ethiopia uu ka shikiyay hadaba taliyaha sir doonka mr jamac boorama waxa uu dafiray waray siga u siyay wariye maxamed cadilahi qonbor arintaasi o ah wax laga xishoodo waxaa la yaable masuul xil qaran haya waraysi uu bixiyay hadana uu dafirayo oo aan suurtagal ahayn .
sidaa awgeed waxa is waydiin tale taliyuhu markuu waraysiga siina yay wariyaha miyuu hur day miyaanu ka war hayn inuu war baahinta qayb ka mida waraysi sinayo mise wuxuu u haysatay inuu sheeko ka sheekay naayo hadaba hadaanu nahay suxufiyiinta ka hawlgasha dagmada togwajale waxanu canbaaraynaynaa xadhiga lagula kacay wariye waajibaadkiisii gudanaya waxaanu sigaara u dhaleecaynaynaa taliyaha sir doonka wajaale oo wixii aan shaqadisa ahayd
iyo wixii shaqadiisa kala gara la taasi oo ah markii uu wajibaadkiisa guda ka ri wayay ku rafanaya wariyayaasha madaxa banaan ee ka hawl gala dagmada togwajale hadaba hadaanu nahay waraiyayaasha ka hawlgala dag mada togwajale waa in sida ugu dhakhsaha badan loo sii daya wariye maxamed cabdilahi qonbor oo xoriyadiisina loo soo celiyaa raali galina laga siyaa
saxafi maxamed cabdilahi qonbor bahda saxaafada ALLAAMAHADLE BAHDA SAXAAFADA DEGMADA TOGWAJALE SOOMAALILAND




Recent Comments