Orodyahanka Mo Farah Oo U Helay Kabo iyo Buste U gaar aa labadiisa Mataanood
Oslo-(Togdheernews)- Oradyahanka Mo.Farah oo hadyada ahaan ku helay kabo iyo buste oo loogu talagalay mataanaha u dhashay
dhamaadkii bishii hore.Hadyadan oo lagu soo xardhay biladihii dahabka ahaa ee Olimbikada 2012 uu ku guulaystay ayuu ka helay midka mid ah taageerayaashiisa sidaasi ayu bogga uu aalada twitter uu ku leeyahay ku qoray.Waxa la sheegaya ilaa intay dhasheen labada

mataanood oo loo kala bixiyey Amani iyo Aisha ayaa hadyado kala duwan oo aad u fara badan loo soo dirayaa orodyahanka .Mo. ayaa dhawaan orodki uu ordi lahaa ka baaqday asaga oo sheegay inuu habeeno badan seexan oo uu labadisa gabdhood u ka nasinayey

xaaskisa oo mudo caloosha ku siday.Orodyahankan oo horey u sheegay inuu biladahisa uu kala siinaayo gabdhihiisa ka hor intay dhalaba ayaa la odhan karaa wa ku faraxsan yahay sida uu balantii u fuliyey.




Recent Comments