telesom
logo
logo
logo
|

Wafti ka socda Xisbiga UCID oo u anbabaxay Koonfur Afrika, halkaas oo kaga qayb galayaan Shir caalami ah


 

Manta oo ay taariikhdu tahay 28/8/2012 waxa ka ambabaxay dalka wafti balaadhan oo ka tirsan xisbiga UCID oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha xisbiga UCIDENG,Faysal Cali Waraabeiyo xoghayaha maaliyada ee xisbiga UCID ,FAADUMO SICIID IBRAAHIM,iyaga oo ka qayb gala aya shirweyne balaadhan oo uga furmaya wadanka koonfur afrika ururada  (Social Democratic) ee kumidiboobay dallada Socialist International ,

Shirkan  oo la qabto afartii sanoba hal mar kaas oo ay ka qayb galaya andhamaan hogaamiyayaasha xisbigayada Social Democratic, kuwaas oo ka kala imanaya dhamaan caalamka oo dhan.

Sidoo kale waxa lagaga hadlayaa shirkan dhaqaalaha,dimuqraadiyada ,nabada iyo xalinta khilaafaadka
Waana markii koobaad ee lagu qabto qaarada afrika,masuuliyiintan xisbiga UCID ahi kalahadli doonaan qadiyada soomaaliland wufuud kakalaimanaysa caalamka .islamarkaana waxauu xisbiga UCID uu xubin kano qdaydallada ay kumidoobeen badi xisbiyada caalamka ee markala soo gaabiyo lagu magacaabo Social International.

F.G waxa kulifaaqanwarsaxaafadeedkanwarqadii invitation-kaahayd
ALLAA MAHAD LEH
XOGHAYAH WARFAAFINTA EE XISBIGA UCID
YUUSUF KAYSE ALLAHI
………………………………………………………………

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)