telesom
logo
logo
logo
|

khilaaf ba an oo kala haysta mulkiilaha maraykanka ah ee school abaarso boodhan mr.johnson star iyo wasarada waxbarashada s.land

ascwrw
marka hore waxan salamaya dhaman shicibka somaliland meelwalba ooay joogaan  waxan leyahay

kulu caam wa antum bikhayr
marka 2aad waxan manta qalinka uqaatay  inaan wax ka idhaahdo khilaaf ba an  oo baryahanba ka dhextaagnaa
 
wasarada waxbarashada s/land iyo mulkiilaha udhashay wadanka maraykanka ee abarso boodhan school.
 
hadaba intaanan khilaafkaas ugalin  aan is dultaago  schoolkan abarso bordhan school  waa school sideeya?
 
abarso bordhan school waxa la aasaasay ama ardayadii ugu horaysay ee waxkabarata ay bilaabeen
 
bishii september ee sanadkii 2009 kii  . schoolkani  waa school secondry ah inkastoy  dad badani  uyaqaanin
jaamacada abarso bordhan .  waayo waa school waxbarashadiisa iyo tayadiisuba aad usarayso
schoolkan abarso manhajkiisu  waa manhajka maraykanka    inkastoo maadada carabiga iyo diintu  kujirto
macalimiinta  scholkan wax ka dhigaana waa macalimiin ajaniba  oo ubadan macalimin  udhashay
wadankaasi maraykanka  . ardayda waxkabarata  scholkan waxay isugu jiraan habloiyoinamo  waxaynka
kakala yimaadaan lixda gobol ee ay ka koobantahay somaliland  .ardaydan waxa lagusoo saaraa
sanad walba .10 tobanka arday ee ugu sareeya gobolada somaliland . ardaydaas oo imtixaan ugala  oo
dabadeed laguwareejiyo cidii nasiib uhesha  sida schoolka (sos) ee kuyaala magalada sheeekh
 
hadaba schoolkan waxa aasasay oo fikirkisa lahaa dr. axmed xuseen . waxaana hirgaliyay  oo muruqiisa iyo
maalkiisaba kusuurto galiyay  ninka isagu udhashay .usa.  ee layidhaahdo .(johnson star )
 
hadaba aniga shakhsi ahaan mar aan soo booqday  sanadkii hore  waxa aad ii cajabiyay oo isoo jiitay bilicda
schoolkan oo kuyaal meel aad u cimilo wanaagsan oo buur dusheeda .markaan soo booqday
schoolkan waxa aan aad uga mafsuuday eee isoojitay waxay ahaayeeen  ardayda  dugsigan wax kabarata
oo marka ay albaabka kasoo galaan schoolka luqada english ka  mooyeee luqad kale aan loo ogolayn
iyadoo kor uqaadaysa  tayada wax barashadooda  maadama uu schoolku yahay scondry.
 
hadaba waxa mudo sanad kahor ah  oo khilaaf sookala dhex galay  labada nin ee iyagu ka danbeeyay  aasaaska
 
iyo hirgalinta schoolkan  mr. axmed xuseen iyo  mr johnson star  khilaafkaas oo gaadhay ilaa wasaarada waxbarashada
 
s.land.  iyadoo markaa lasoo afjaray  khilaafka kadib markii uuku dhaawaaday  khlifkasi in schoolku xidhmo.
 
waxa mudan in laxuso  mulkiilaha schoolkan muriqiisa iyo maalkiisaba  ku suurto galiyay .mr.johnson star
 inuu arday wax kabarata
 
dalka somaliland  u suurto galiyo inay wadankoodii ku bartaan manhajkii iyo  tacliintii  ardayga  dalka usa.  wax kubartaa
kubaranayay . waxaanay iisheegeen waalidiin  caruurtoodu schoolkan waxka barato  in uu mr .johnson
hadh iyo habayn la barbartaaganyahay caruurtooda sidii ay unoqon lahaayeen arday  ka tilmaamantahay waxbarashadoodu
dhamaan gobolada somaliland.
 
hadaba waxa iminka soo cusboonaaday  khilaaf kale  oo cusub oo aad moodo  inay wasaardiii waxbarashada s/land
 
faragalin baas kuhayso unadhow  inuu schoolkii sidaa kudumo oo aanu sii socon hadaanay wasaaradu kadayn faragalintaas.
 
 hadaba waxaan kusoo gabagabaynayaa runtii waxa uuumudanayahy  mulkiilaha ama maamulaha schoolkani.mr star.
 
kudayasho ay ku daydaan aqoonyahan badan oo somalilander ah  oo wadankoodu  uga baahanyahay  inay kusoo
kordhiyaaan wax barasho  iyo schooladan ookale.
wasarada wax barashadana waxan leeyahay .schoolkan ookale  wuxuu idinka mudanyahay  dhiirigalin
iyo waxqabasho horumar ah oo aad isla barbar taagtaaan  laakiin idinkama mudna burburin iyo kalasafasho
laba dhinac ah.
 
  walaahu waliyu tawfiiq
 
qoraa= axmed suleiman (-labab
xahmednuur@hotmail.com
 

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)