dhamaan jahliyda switzerlland oo habalyo aan la soo koobi karayn u dirayaa aqoon yahan qamar mohamed taleex oo u tartamaysa golaga degaanka ee ceerigaabo
dhamaan waxaa salamayaa bahada saxaafada
waxaan kale oo salamayaa umada reer somaliland
intaa ka dib waxaan maanta halkan ku soo gudbinaya
anagoo ah jahliyda wadanka switzerland oo aanu
taageero aan la soo koobi karayn u diraynaa
musharax qamar mohamed taleex oo dhowaan
ku dhawaaqday in ay u taagan tahay golaha degaanka
ee ceerigaabo waxaan lee nahay habalyo qamar
waxaad tahay qof aqoon leh oo wax qaban kara
waanuna kugu tageeraynaa af iyo adinba garabkaaga
baanu taaganahay.
aqoon yahan qamar waxay ka mid tahay dadka aadka
looga yaqaan somaliland weliba gar ahaan g/sanaag
qamar waa qof khibrado badan leh gobolkana
wax badan ka soo qabatay waxayna ka mid tahay
dadka qurbaha uga tegay in ay wadankooda wax
u qabtaan ama aqoontooda uga faa iidayaan
iyadoo wax badan oo lagu xusuusto ka qabatay
gobolka waana shaqsiyaadka keliya ee maanta wax
qaban kara waxaanu kale oo lee nahay
waxaad iska soo sharax ururkii ugu qaalisanaa
ugu tageerida badnaa uuna madaxweyne ka
yahay dr maxamed cabdi gaboose oo ah nin
si wayn looga yaqaan somaliland iyo africaba
waana uruka keliya ee mow qifkiisu cad yahay
uuna madaxwayne ka yahay dr ku laakiin dadku qaar
bay sheegayaan ama sida muuqata rag loo dhiibay
oo la yidhi durka noo keen ha dhowna waan kaala
wareegaynaa ururka umada waxaad ka garan
waa ururka keliya ee runta sheega oo ka hadla
wixii dan ah bal u fiirsada weli miyaad aragteen
urur kale oo hadlayaa oo dowlada gil gila waxaad
mooda ururada kale in ay gacan saar lee yihiin
dowlada hada dalka maamusha oo dadku kala garan
waayeen cidii dalka maamulaysay laakiin waqtigeedii ¨
uu iska dhamaanayo dadkana waxaan lee yahay
uruka la hubaa waa dr gaboone waana nin taariikh iyo
run sheegba leh maha nin gabada cidna ka haybadaysata
maanta ninkii iska sharaxa baa soo baxaya goloha degaanka
magaalo kasta
waadna mahadsan tihiin
akhrista yaasha sharafta leh
by ahmed yuusuf joofane




Recent Comments