telesom
logo
logo
logo
|

Shirkii Daallo Ma Amar Xukuumada la Siinayaa iyo Nacayb Reeraysan.

 

Waxaan salaamayaa dhamaan mareegaha gudbiya wararka iyo tusaalooyinka iyo maqaalada hufanba asxaabta daadihisa intaas kadib waxaan layaabay ,reerka aan caaqil suldaan iyo waxgarad culima halahaato iyo noockasta oo ayka koobanyihiinba leh ee shirkoodii noqday hanjabaad dedan iyo amarsiin  ay xukuumada amar siinayaan iyadoo ay kudheehantahay nacayb reeraysan.

hadaba hadaad hanjabtaan waatii hore laysu biyo dhiijiyayay taasi waataas ,nacaybkana awalba waanu idinku ogayn markii siilaanyo ku guulaystay madaxnimada dalda weerkii aad xidhateen weli maydaan furin wuu idinku madoo  baaday kii cadaa waxaan idiinsheegayaa ilayn wixiinu waadaahirkaase ana daahir baan idiinka dhigaye dhoobada aad isku qarinaysaan kabaxa ,wax halooqabto sool sanaag iyo oodwayne   waa ciiro  salal iyo saylac waa codad aad ku hesheen iyo taageero hadaba reer soomaaliland aqooni isuguma  laabna waalays yaqaan reer reer jifo jifo  qayraadka  khayraadka +++xooluhu way dhoofayaan ninikii dhiiradaa rartee miyaanay marsadaba dhugan——-.

waxay kamidahayd  maanso hore loo tiriyay xag kale hadii aan wax idiin tuso jagooyinkii ugu muhiim sanaa idinkaa laydin siiyay waana arin qalad ah ,madadkaad wax dheertihiin  miyaan loo sinayn jagooyinka maxaa laydiinku badiyay taasi waa qalad siilaanyo galay inuu idinku muunadeeyo  wixii dadka  kadhexeeyay keligiin waxaan eegay inta wasiir iyo inta agaasime   ee reerkiina cabanaya hanjabayaa aad leedihiin waa uqaadan waa afarmeelood marka looqaybiyo qayb ayaa laydin siiyay   intii soo hadhayna reer soomaaliland oo dhan waxaan maqaal kaygan kusoo xidhayaa  hurdadii baad dadka xaqoodii aad  qaadateen ka toosiseen markaad qodobo hanjabaadeedkaas  kuqorqorteen wabsaytyada
 
Xirsi Axmed Geedi Dhegaqool norway 4796823950

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)