Cali Guray iyo Ina Xaashi oo mar sadexaad u DIGA ROGTAY UCID
Somaliland waxaa lagu yaqaan siyasiyiin , bilaa ujeedo iyo ka jeedo ah oo xaalakuudu yahay Qabyaalad yar oo qaawan , Haddaba labadaa nin ee aan kor ku xusay ayaa waxay soo mareen dhamaan xisbiyadda Somaliland iyagoo kolba meeshii reerkoodu uyara janjeedho raacaya , waxaanay bryahan Amaan dusha kala fuleen siyasadahii dawladii CIGAAL AHN taas oo ahayd dawladii dagaalada waaweyn dalka ka riday sagashameeyadii.
Waxaanu abawaan yidhi cali guray isagoo ula kala baxay “Allaah ha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal wuxuu ka digo-rogtay saddex xisbi intii aannu hamigiisii siyaasadeed ka midho-dhalin, aniguna labuunbaa ayuun baan ka baxay ee Ilaahay waxaan ka rajaynayaa in xisbigan UCID ee aan maanta ku soo biiray ka bixin ee uu noqdo mid midho-dhala oo qabta hoggaanka talada Somaliland,”
Cali xaamud yuusuf




Recent Comments