telesom
logo
logo
logo
|

Hanbalyo Musharax Madaxweyne ee Xisbiga Ucid By Yuusuf Kayse

marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacbiwaynaha reer somaliland gudo iyo debedba
waxaa kale oo aan salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan ee sida hagarla,aanta ah inoogu soo gudbinaya wararka,hanbalyooyinka,tacsiyaha iyo waxkasta oo inagu soo kordha
Hadaba waxaan hanbalyo iyo soo dhawayn aan la soo koobikarin u diraayaa aqoonyahan jamaal cali xuseen iyo murshax ku xigeenkiisa C/rashiid Xasan Mataan oo imika ah murashaxiinta madaxwayne iyo madaxwayne ku xigaanka ee Xisbiga Cadaaldada iyo Daryeelka ee UCID waxaa kale oo iyagana aan soo dhawayn balaadhan u dirayaa xoghayaha guud  Axmed ismaciil (kayse)   Fariida faadumo siciid ibraahim, Xoghayaha arimaha gudaha mudane C/risaaq maxamuud saleebaan (mingiste),wasiirkii hore waxa barashada mudane xasan gadhwayne iyo dhamaan masuuliyiinta kale ee ku soo biirey xisbi waynaha cadaalda iyo daryeelka ee ucid

Tell: 25224421671
Mudane :Yusuf Keyse Allahi

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)