telesom
logo
logo
logo
|

Hanbalyo murasharaxa Xisbiga UCID ee Aqoon yahan Jamaal Cali xuseen

Hanbalyo Murashaxa Xisbiga Ucid ee Aqoonyahan JAMAAL CALI XUSEEN

Suldaanka Guud ee Beelaha Danwadaago ee CIDAGALE ( Suldaan Cawil Maxamed Warsame Fiiqle )

 

Waxaan Hanbalyo u dirayaa murashaxa madaxwayne ee xisbiga ucid aqoonyahan JAMAAL CALI XUSEEN waxaanan Baaq u dirayaa dhamaan shacbiwaynaha reer somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan oo aan leeyahey hala taageero aqoonyahan jamaal cali xuseen oo ah nin waxwayn ka qabankara Dhaqaalaha,waxbarashada Caafimaadka,Ictiraafka jamuuriyda somaliland maadaama uu yahey nin saaxiibayaal badan dunida ku leh sida madaxwaynayaal,siyaasiyiin,aqooyahano iyo waliba ganacsadayaal

Sidaa daradeed waxaan shacbiwayanaha ku boorin lahaa in ay taageeraan murashaxaa da,da yar

Suldaanka Guud ee Beelaha danwadaago

Suldaan Cawil Maxamed warsame (FIIQLE)

————————————————–

Tell 25224416536

Email: farxadi@hotmail.com

Allaa Mahad leh

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)