telesom
logo
logo
logo
|

Abaanduulihii ciidanka Qaybta 12aad ee Gobolka Togdheer oo Geeriyooday.

 

Maxamed Cabdi Aadan(Dhancade) Taliyaha Bariga, Maxamed Abokor Maxamed ku xigeenka aaga bariga, Xuseen Axmed Faarax, Cabdi Yuusuf Jaamac, C/laahi Biixi Xirsi, Jaamac Digaale Ducaale, Maxamed Biixi, Farxaan Yuusuf Saxardiid, Yuusuf Axmed Diiriye, Maxamuud Odowaa Ibraahim.

dhamaan  anagoo  ah  Saraakiisha  ciidanka Aagga Bariga Waxaanu tacsi u diraynaa abaanduulihii qaybta 12  Marxuum Deeq Muxumed Cabdi oo ku geeryooday magaaladda Hargaysa Maanta bishu tahay 27.6.2012.Waxaanay leeyihiin  ilaahay  samir  iimaan  ha ka siiyo qoyskii ,eheladii  iyo  dhamaan ummada somaliland ,  marxuunkana  janadii eebbe  ha ka waraabiyo..aamiin..aamiin.

Sidoo kale , waxa tacsi taa la mida u dirayaa Marxuumka, Muxuyadiin Aadan Buraan, Cabdi Xuseen Ismaacil, Yuusuf Ibraahim Tahar, Maxamuud Maxamed Wagar, Maxamuud Aadan Aw Geelle, C/laahi Cismaan Saqadhi, Axmed Xasan C/laahi, C/laahi Muxumed Yuusuf, Xildh Saleebaan Faarax Qulle, G/Xigeeenka g/Oodweyne Faarax C/laahi Caana Kariye, Caaqil Cabdi Aw Shukri Cilmi, Oday nuur Ibraahim Cilmi.

dhamaan  Bahda Togdheernews waxay  tacsi  u diraysaa  ehaladii  iyo  qaraabadii  uu ka baxay  marxuun  Deeq  Maxamumed  Cabdi.waxaanan leenahay   samir  iyo iimaan ,  marxuunkana  janadii  eebbe  ha ka waraabiyo..aamiin..aamiin.

TogdheerNews.

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)