telesom
logo
logo
logo
|

TACSI Ku Socota Marxuun Xeef Dalbac.

 

 Kayse  Axmed  Digaale, Xuseen C/laahi (Girgire), Maxamed Cawil X.Nuur (Xoog) ,Maxamed Huriye

(Sh.nuuraani) , C/Khaalaq  Axmed  Khaawi, Mubaarik  Bidhi , Jaamac Cali Muuse,  Aadan Dooc , Xasan Xuseen ,Isuduwaha Wasaarada  Ciyaaraha  G/Togdheer, iyo Dhamaan  Bahda Ciyaaraha

Togdheer  ,Waxay Tacsi u dirayaan ehealadii  iyo  Qoyskii  uu Ka baxay  Marxuun Xeef Dalbac ,oo ka

mid bahdda Ciyaaraha  Togdheer , oo  ku geeriyooday  magaalada Burco, Waxaanay leeyihiin Samir  Iyo Iimaan ,Marxuunkana ee Jannadii eebbe Ha ka waraabiyo…Aaamin..Aamiin.

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)