telesom
logo
logo
logo
|

Rajooyinka 9 ka Urur Siyaasadeed Sadex Waa Dawlada Sadexna Waa Shacabka Sadexna waa Bilaa Rajo

Markaa Hore Waxaan Ku Bilaabaya Salaanta Islaamka SCWW dhamaan Shacabka Somaliland
iyo Bahwaynta Warbaahinta Somaliland.

Hadii Aynu Eegno oo Saadaalino Rajooyinka Sagaalka urur Siyaasadeed ee Somaliland ee Hada isu Diyaarinaya Dooraashooyinka
Golaha Deegaanka ee Fooda Inagu soo Haya Hadii Alle Idmo waxay Kala Yihiin Sidan Hoos Ku Xusan

Sadex Rajadoodu Waa Dawlada  oo Hadii Ay soo baxaan Doorashooyinka Golaha Deegaanka Waa Gacan Dawalda ah uun
iyadan uun Baa Soo Saari Karta Waayo Madaxtooyada Ayaa Shookaanta u Haysa waaxnay Kala Yihiiin Sadexdaa Urur
1- KULMIYE            2- WADANI            3- NASIYR

Sadexna Rajadoodi Waa Codka Shacabka Somaliland oo ay Taageero Ka Haystaan Waxaanay kala Yihiin Sadexdaa Urur
1- UMADDA          2- XAQSOOR            3- RAYS

Sadexda Bilaa Rajada Ahina Sababta Ay Bilaa Rajada U Noqdeena Waxa Weeye Shacabka Iyo Dawlada Midna Taageero Kama Haystaan
Waxaanay kala Yihiin Sadexdaa Urur
1- UDUB                2- UCID                    3-DALSAN

Hadaba hadii Ilaahay inagu Simo Aynu Eegno Taageerada Dawlada iyo Tageerada Shacabka ka Awood Bata
Illaahayna Waxan Ka Baryayaa Inay Doorashooyinkaasi Si Nabad ah oo Xalaal ah U Inaagu Qabsoomaan

Wa Bilaahi Al Tawfiiq
Guul iyo Gobanimo Somaliland
Axmed Jirde Cali

 

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)