telesom
logo
logo
logo
|

Faysal Labad Arrimood iyamaa kula gudboon By Zakarie Nuur

FAISAL CALI WARAABE MA WAXA KULA GUDBOONAYD INAAD DHALEECAYSO FALKI FASHILMAY EE FOOSHA XUMA EE LAGULA KACAY GARSOORAHA  MISE INAAD DHALEECAYSID DHIBANAYAASHI KA KACAY DILKA LOO GAYSTAY GARSOORAHA.

Faisal  waxa uu noqday Xil Qaran haya keliya ee  aan canbarayn arinkii foosha xuma  e Garsooraha lagula kacay, intaas waxa usii dheerayd inuu  dhalecayn uso jeediyo dhibanayaashi  arika naxdinta leh laso dersay . kuwaaso mujinayay sida ay uga xunyihiin iyo yaga oo mediada ka cadeyay  jawaab nocano kale ah inaanay bixinayn  taas oo  sababtay inay ka saarto dad badan oo welwel iyo walaac weyn kuso kordhisay  dhamaan Shacabka reer Somaliland.

Dhacdadii Foosha Xumayd ee Qof kasta oo muwaadin ah Ka nixisay ee uu ka xumaday  baad Racisay Dhaleecayn ka Hor imanaysa dhamaan umadu Dhanki ay ka wada istageen.

Faisal Laba Mahmahood baan ku leeyahay.

1-Somalida aya waxay ku Mahmahda Hadal aan Fiirsi lo odhan iyo Caano aan Fiiqsi loo Cabinba wey kula Fogaadan.
Hadalka kaso Yeedhay manta wu kula fogaday oo muu ahayn mid kedis ah  xataa las odhan karo Odayga sidii horeba looga bartay wa Lagu wa la hordhigay oo Wuu Laaday mid aad si badheedh ah aad uga dhawajisay buu aha..

2-Maroodigu Takarta ku Tagan ma arkee Ta kale ta Ku Tagaan baa u muuqata.
Midkale Mansuuur Markii aad Lahayd ee Xisbi ayaa Layga Dhacay Miyaadan arkayn inay Beesha aad ka dhalatay Ku Barbar yacayeen.

AllaH MahaD LeaH
Zakarie Nuur Cabdilahi
zaki_nuur_1@hotmail.com
Sweden

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)