telesom
logo
logo
logo
|

TACSI…TACSI

Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Biyaha, Agaasimaha Guud, Siciid Axmed Jibriil, dhamaan Agaasime-waaxeedyada iyo shaqaalaha wasaarada Macdanta,Cali Sh. Maxamed (Walaaleye) xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Cabdiraxmaan Sh. Maxamed (Walaaleye) xaasaskiisa iyo caruurtiisa, Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed (Walaaleye) xaaskiisa iyo caruurtiisa, Aamina Sh. Maxamed (Walaaleye) iyo caruurteeda, Cibaado Sh. Maxamed (walaaleye) saygeeda iyo caruurtooda, Rooda Sh. Maxamed (Walaaleye) saygeeda iyo

caruurtooda, Maxamuud Cali Sh. Maxamed (Walaaleye), Maxamed Dr. Cabdillahi Sh. Maxamed (Walaaleye),Xasan Axmed Cigaal (Xasan Culimo) xaaskiisa Amina Xuseen Aabi iyo caruurtooda, dhamaan dadkaasi iyagoo ka tiiraanyeysan waxay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii iyo Faysal Cali Xaashi oo Aabahii marxuum Cali Xaashi Cali Shalay lagu aasay magaalada Hargeysa.

Waxay ilaahay uga baryayaan inuu naxariistiisi janno geeyo, qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin……….Aamiin……Aamiin
 

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)