INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxay TACSI u dirayaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxday MARXUUMAD Milgo Haji Ahmed Yusuf Qulunbe oo xalay (9'6/2012) ku geeriyootay Hargeisa, maantana lagu aasay magaalada Hargeisa.
Ilaahay Marxuumadda janadii ha ka waraabiyo dhammaan qoyskii iyo ehelkiina samir iyo iimaan ha ka siiyo.
Aamiin.
Waxa TACSIDA diraya:
1. Dr Hassan Ismail Yusuf iyo xaaskiisa
2. Osman Ismail Yusuf iyo xaasaskiisa
3. Ibrahim Ismail Yusuf iyo xaasaskiisa
4. Ahmed Ismail Yusuf iyo xaaskiisa
5. Mohamed Adan Waraabe iyo caruurtiisa
6. Mohamed Abdi-Dheere iyo xaaskiisa
Dr Hassan Ismail Yusuf <drhiyusuf@hotmail.co.uk>




Recent Comments