Hambalyo Ku Socota Arooska Saleebaan Cabdi iyo Hibaaq Xasan ..oo
Kayse Axmed Digaale ,Ibraahim Ismaacil Yuusuf, Khadra Aw faarax, Maxamed Adam Maxamuud, Cabdi raxmaan Faarax Digaale
Aamina aaden Maxmauud, foosiya aadan maxamuud, cabdi ladiif Maxamed Aden, Axmed Maxamed Aden, Khadar Axmed Warsme, Dhamaan dadkan waxay Hambalyo u Dirayaam Arooska : Saleebaan Cabdi Xasan iyo Hibaaq Xasan Ismaaciil oo arooskoodu ka dhacay magaalada Lodon ,habeenkii xalay taariikhdu ahayd 25.5.2012.
waxaana leenahay noqda labadii isku waara ee ubad khayrqaba kala hela..Aamiin..Aamiin.




Recent Comments