Baahin Qandaraas
Ku:-Dhamaan Qandaraaslayaasha Deg,Burco
Og:-Wasaarada Arrimaha Gudaha JSL.
Og:-UN-JPLG
UJEEDDO: Baahin Qandaraas
Tixraac:ContractNo:SL/TG/DH/B/0010/2011,Golaha Deegaanka ee Degmada Burco wuxuu ka helay maalgellin mashruuca qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN_JPLG),waxaanu jecelahay in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo horumarinta Arrimaha Bulshadda
Sidaas darteed, Golaha Deegaanka ee Degmada Burco waxay naadinayaa shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran.
1. Waddo Dherer keedu waa 646M
2. Drainage ama Biyo Mareen la xaysiinaayo waa 646M
Qoraalka qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda:19/04/2012 ilaa 23/04/2012 Golaha Deegaanka qiime ah $10 qandaraaskiiba. Cida soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraas doonteyaashuna waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.
Qandaraska waxa la furrayaa(taariikh;27/04/2012, waxana uu xidhmayaa 27/04/2012, (wakhtiga;9: 00AM: ee (taariikh); 17/4/2012.
Qandaraasyada dhamaantood waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraas doonteyaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan ku xusan.
Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa: xafiiska Mashaariicda D/hoose Deg,Burco,
ka hor wakhtiga;8:00Am; taariikhda;27/04/2012.
Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furi,iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraas doonteyaasha doonaya inay xaadiraan.Qandaraas doonteyaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, Maalinta Sabtida ee ay taariikhdu tahay 21 April 2012 waqtiga; 8:00Am, Xafiiska Mashaariicda ee D/hoose Degmada Burco
si loogu sharaxo cidii faahfaahin intaas dheer u baahan qoraalka qandaraaska.
Mahadsanidiin
Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;
No Documents Description Submitted
Yes No
1 Original – Certificate of registration From the district
2 Original – Receipt of each bid document ($10) From the district
3 Copy – Completion projects The past three years completed projects (UN, INGOs etc)
4 Copy – CV’s of Project engineer with certificate Project engineer’s CV’s
5 Copy – the company’s Profile Company profile
6 Bid fully prices Priced BOQ, the bidding documents (amount in words and amount in figures)
7 Bid signing To sign and to stamp the bidding documents (form of tender and BOQs) 




Recent Comments