telesom
logo
logo
logo
|

Wararkii u dambeeyay ee Dgaaladii ka dhacay Degaamada Buuhoodle iyo Laascaanood.

Burco-(Togdhnews)- Dagaalo culus oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa shalay   ka dhacay Degaamo kala duwan oo hoosyimaada Magaalooyinka Buuhoodle  iyo Laascaanood, kuwaasoo dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyo Beeleedka kaso jeeda degaamadaasi.

Wariyaha Jamhuuriya Media Group,ee Gobolada Bariga Somaliland Mr.Kayse Axmed Digaale,oo warbixintan ka soo diray Magaalada Burco ,ayaa  sheegay in Dagaaladaasi dhacay maanta ay ciidamada qaranka ka gaadheen guulo waaweyn,islamarkaana gacanta ku dhigeen Lix baabuur oo isugu jira gaadiid Dagaal,Kuwa xamuulka iyo maxaabiis tiro badan,Sidoo kale, Waxa Cisbitaalka Guud ee Magaalada Burco la soo gaadhsiiya Xalay 17-Dhaawaca oo laba ka mid ahi yihiin  Maxaasiibtii laga qabtay Maleeshiyo beeleedkaasi.

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland oo ku sugan goobaha dagaalka ka dhacay shaly  ee dhinaca Buhoodle, ayaa Xafiiska Jamhuuriya Burco, u sheegay in dagaalkani ahaa mid culus, oo weerarka  ay soo qaadeen maleeshiyaad ka soo jeeda degaanka Buhoodle Balase aanu, khasaare weyna u gaadhsiinay,"Waxaanu gacanta kaga dhignay Maleeshiyaadka Gaadhi Tikniko ah oo uu saaran yahay Qoriga loo yqaan Jiibka iyo Tobon Maxbuus"Ayuu Yidhi. Sarkaalakni waxa uu Xusay in khasaaraha dhinacooda   soo gaadhay yahay Hal Askri oo ka dhintay iyo shan Askari oo ka dhawacmay , isla markaana Ciidamada Qaranku ku sugan yihiin goobohi dagaalku ka dhacay.

Qaarka midda Bulshadda ku sugan magaaladda Buhoodle oo aanu khadka Telifoonka kula xidhidhnay ayaa sheegay in dhaawac la soo gaadhsiiyey, cisbitaalka Buhoodle haseyeeshee way ka gaabsadeen in xaqijiyaan tiradda dhimasho iyo dhaawac ee la gaadhsiiyey Buhoodle,waxaase wararku xaqiijiyeen in tiro dhimasho iyo dhaawac ah la geeyay Magaalada Buuhoodle

Geesta Kale,Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka ee jiidda gobolka sool,ayaa u sheegay Jamhuuriya Burco,in dagaalku shalay  ka bilaabmay magaalooyinka Gacandaar oo dhanka Bari ka ixgta Laas-caanod iyo Waqdari oo koonfur kaga beegan magaaladda Laascaanod,una dhexaysay Kala baydh iyo laascaanood, halkaasna khasaare loogu gaystay maleeshiyadii weerarka soo qaaday. sarkaalkani oo ka hadlaya khasaaraha dagaaladaasi waxa uu yidhi

"Dagaalakani wuxuu ka dhacay laba aag ee gobolka Sool ah, ka dibna waxa uu ku fiday markii dambe Dhinaca Gambadha iyo Cadaada,khasaare culus ayaan gaadhsiinay,waxaana laga qabtay shan  baabuur oo kala ah laba Gaadhi xamuul ah,Serf uu saaran yahay Qori dhashiike ah, Bas iyo gaadhi Landcruiser ah,iyo 35-Maxaabiis ah" Ayuu yidhi.

khasaaraha ciidaka Qaranka ka soo gaadhay Jiidaasi,wuxuu ku tilmaamay sarkaalkani 10 dhaawaca iyo saddex askari oo dhimasho ah.

Maalmihii u danbeeyey ayaa degaamadda dagaaladu ka dhaceen shalay laga dareemaayey dhaqdhaqaayadda Ciidan ee maleeshiyo beeleedyadani ka wadaan goobahaasi.

 

Togdheernews

10 Comments for “Wararkii u dambeeyay ee Dgaaladii ka dhacay Degaamada Buuhoodle iyo Laascaanood.”

  1. guuuuuuuuuuuuul somaliland army raganimo

  2. alle isaaq been badana walee inad jabten oo midkine xita ad qadan kari wayden wale wa xaqiiq tas manta mesha la yirahdo gacandar waxa yala 23 nin oo isaaq ah o med ah hadii ad run shegaysan maxad u qadan wayden fulayo waliba sidaso ay tahay inka wax so gaday hadana afka aya cida lay idin daray ragana wali si fiican iskumanan arag ee xijista ciyari wa galen danbe haday san ka dhicin hooyo hoosta igali kamano dhalan ragi la yaqan ee darwishta VIV khaatumo

  3. dameeraan saranahay maxay dhuusadiisu igatari soomaaliland ilaah baa wata cidna wax kamaqaadi karto walaal khaatumo seeg walaa shariif

  4. SNM waa beentii waxaasi anaga ayaa idin ka guulaysanay hadana guulay sanayna

  5. halkan waxankasalamaya shabakada togdher news salankadib waxan hambalyo usoojeedin ciidamada qaranka ee jiida hore ka keenay guulaha gar ahan tiishalay waxana jooga is wiisarlan waxse xaqiiqa ah dalka soomalilan cadawgiisu badan yahay laysuna aababulanayo burburinta soomali land cidise waxba yeeli karin hadan waxan leeyahay guul soomali lad iyo fiira dheerada bariga iyo galbeedka wasalamacalaykum

  6. Khasaare culus iyo dhirbaaxo kulul,waa wuxuun ha dhinaadeen.

  7. KHAATUMO STATE OF SOMALIA HA NOLATO HA IS RAACDO HA GUULEYSTO AMIIN AMIIN AMIIN YAA ALAH

  8. LASCANOOD WAXAA YAALA 74 MEYD AH OO IDOOR AH <<KU ABTIRSADA MAXAAD U AASI WEYDEEN OO UGA CARARTEEN DADKIINA WANU GUBEYNAAA MEYDKOODA ADUUNKA CADAAB AKHIRINA CADAAB KKKKKKK IDOOR DHINTEY OO DULMI UU WADEY KU DHINTEY WAA GAAL MARKA IN LA GUBAA U SOO BAXDEY MARKII LOO FIIRSHEY KITAABKA

  9. ALA MAXAAD BEEN ISKU SHEEGTEEN WALEE MEYDKIINII WAAK WADHAN DEGANKA DHULBANTE OO AAD KA SOO CAREERTEN IDOOR WAGAASHOW.WAXAA KA SII DAREN TAN LEYDINLA MAAGAN YAHEY OO IDIIN SOO SOCATA ADKEYSTA HA ISKU XARININA HADEYSAN KA DHICIN HOYOY HOOSTA I GELI OO HARGEYSA AAN KABO LAN LOOGA QAXIN MID DHINTEY IYO MID DHAAWAC LEYDKA DHIGIN IDOOROW HOOYADIIN IYO AABIHIINB WASEE

  10. Guulaysta weligiin ciidanka Qaranka
    waanu idinla jirna.

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)