telesom
logo
logo
logo
|

Hambalyo..Meher Farxad Leh oo Ku Socda C/Salaan Dubad iyo Ayaan Cali

 

Kayse Axmed Digaale iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Cabdirsaaq Dubad  iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Cabdi jibaar Dubad iyo Xaaskiisa iyo caruurtisa, Foosiya Dubad iyo Caruurteeda, Fatxiya Dubad iyo Caruurteeda, Cali Iid Dubad iyo Xaaskiisa iyo Caruurtisa, Xildhibaan Halac Dhegoole iyo Xaaskiisa, Cali dhegoole iyo Xaaskiisa, Asma Dubad iyo Caruurteda, Xuseen Cabdilaahi Xuseen( Girgire), Cabdilaahi Maxamed Xuseen (Xino), Siciid Xaaji Qulunbe, Cabdi Cali DhegoWayne, Xaamuud Good iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Yasir Maxamud Karaani iyo Xaaskiisa, Maxamed Huriye (Sheekh Nuuraani.).

Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo Iyo Bogaadin U diraya MEHERKA C/Salaan Dubad Maxamed Iyo Ayaan Cali Jaamac,Oo Meherkoodu Ka Dhacay 28.3.2012,Huteel Cigaal, Waxaaney Leeyihiin Noqda Kuwii Isku Waara ee Ubad Khayr Qaba Kala Hela..Aaaminn.Aaamiin.

Comments are closed

Horn Cable TV (LIVE)