telesom
logo
logo
logo
Home » 11:25 pm Entries posted on “January, 2013”

Markasta wuxuu isticmaaleyey kelmedda – Taladu Anigay Isaarantahay.

Waxay ahayd inuu Baarlamaanka oo kaliya u khudnadeeyo laakiin wuxuu watay koox halka hore laga dalbanayey oo kelmadaha xasaasiga dadka sacab ku dhaafinayey  ( waxa dalbanayey nin xagga hore fadhiyey , waxa la rabey in aan wax laga weydiinin) Markasta wuxuu isticmaaleyey kelmedda – TALADU ANIGEY ISAARANTAHAY Wuxuu yidhi qadiyadda Somaliland meel kasta oo inala [...]

11:25 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Aabbo Cadho Darteed Sanka iyo Dibinta Sare ka Calashaday Ilmihiisa oo 5 Bilood Jiray

  Mss. Radha oo ah gabadh yar oo shan jir ah caadi looma quudin karo, mana awoodo inay hadaaqdo ilaa loo fudiyo qallin ka loo yaqaan Plastic Surgery, kadib markii aabbaheed oo oohinteeda ka cadhooday uu sanka iyo dabinta sare qaniinyo kaga goostay. Ninka falkan ku kacay oo la yidhaa Bhadar Sing oo shaqaale ka [...]

11:10 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »

Khuurada oo la Ogaaday Sababi Karto Khatarta Wadno-xannuunka

  Cilmi-badhayaal u dhashay dalka Maraykanka, ayaa shaaciyey in qofka hurdada ku khuuriyaa qaadista cudurka wadna-xannuunka uga halis badan yahay ruuxa laasimay cabbista sigaarka iyo dadka aadka u buurbuuran. Khubaradani waxay sheegeen in khuuradu keento qarada dhuumaha xididda dhiigga qaada ee Arteries-ka oo weynaada, taasina sababto waxa loo yaqaan haemorrhages (xaalad xididdada dhiigga qaada uu [...]

11:05 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Dhagaysiga Dacwadda Gabadhii Loo haystay In Ay Fariin U DIrtay Wasiir Xirsi Oo Bilaabantay

Nadra Maxamed Jaamac oo muddo ku xidhnayd Saldhiga Dhexe ee Magaaladda Hargeysa ayaa loo haystaa in ay fariin u dirtay Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan taas  Dhagaysiga Dacwadii loo haystay in Nadra Maxamed Jaamac ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay Maxkamadda Degmadda ee Magaaladda Hargeysa. Dacwadan oo u dhaxaysa Dacweysan Nadra [...]

11:00 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Midowga Afrika oo ka Digay Qaraxyo Al-shabaab la Maaggan Tahay Somaliland

Wakiilka Midiowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mr. Maxamed Saalax Anaadiif, ayaa sheegay inay soo gaadhay warbixino sheegaysa in xubno ka tirsan ururka Al-shabaab ay maleegayaan weerarro laga fuliyo gudaha dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Mr. Maxamed Saalax Anaadif oo hadal ka jeediyey shir-madaxeedkii Midowga Afrika oo ka dhacay magaalada Addis Ababa horraantii toddobaadkan, waxa uu tilmaamay inuu [...]

10:57 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Sacabkii Guul-wadaynta ahaa ee Xildhibaannada oo Khalkhal ku Riday Habsami-u-dhegeysiga Khudbaddii Madaxweyne Siilaanyo

  Sacab si aan kala joogsi lahayn ay u tumayeen xildhibaannada Guurtida iyo Wakiillada, ayaa khalkhal geliyey habsami-u-dhegaysigii dadweynaha reer Somaliland oo telefishannada iyo idaacadda Radio Hargeysa toos ugala socday khudbad-sannadeedkiisii labaad oo uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ka jeediyey fadhi wadajir ah oo ay yeesheen shalay labada gole baarlaman. Mudanayaasha Guurtida iyo Wakiillada [...]

10:54 pm | Posted in Somali News | Read More »

Ogaysiin dhamaan dad weyanaha Reer Somaliland ee degan magaaladda Birmingham iyo Nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in laqaban doono shirkii Dib udhiska Madaarka Burco .

Waxaa jiray in uu baaqday shirkii asbuucii hore  kadib markii  hawadu xumaatay,dadkana ay ku adkaatay in ay yimaadaan maalintaas.Shirkan ayaa isugu jiraa xogwaran iyo  dhaqaale u ururin madaarka, sidaas awgeed waxaan ka codsanaynaa in ay ka soo qaybgaal dhamaan inta jecel horumarka  iyo dib u dhiska madaarka Taarikhda dheer  ee magaalada burco iyo guud ahaan [...]

10:50 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Somaliland citizens:Be aware of the enemy within; they are hate mongers driven by incredible power Eng.Hussein Deyr||UK |greed!!!

As you may perhaps assume, the real threat that our country is currently facing, does not come from the outside. Please note! At this moment, our country is primarily threatened from the inside and strangely enough, by and from its own people and media! There is a conspiracy plot at the depth between macabre persons, [...]

10:40 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Ma-hadhooyinka Xukuumada iyo Maalmihii Tegay. Qaybtii 6aad

Waa qormooyin taxane ah oo aan ku iftiimin doono ma-hadhooyinka xukuumada ee 913kii maalmood ee la soo dhaafay kuna beegay 27/januarey/2013 oo ay labasano iyo badh( 2 ½) jirsatay xukuumadani   …..Sidoo kale maadaama aanay jirin cid ku ilaalisa Masuuliyiinta majarihii maamul wanaaga una gudbisa shacabka, waxa uu ku dhiiri galinayaa saraakiisha dawladu inay musuqaan [...]

10:32 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland waxay soo dhawaynayaan Soo Jeedinta Madaxwaynaha Kootada Haweenka iyo Beelaha Laga Tirada Badan Yahay.

Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland waxay si niyad sami ah u soo dhawaynayaan dhawaaqa taariikhiga ah ee Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed ?Siilaanyo? uu ku sheegay khudbad sanadeedka uu u jeediyay Fadhiga Wadajirka ee Golayaasha Sharcidajinta Somaliland, dhawaaqaasi oo madaxwaynuhu ku muujiyay sida xoogan ee ay uga go?an tahay in ay ka wada muuqdaan talada [...]

10:15 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)