telesom
logo
logo
logo
Home » 11:35 pm Entries posted on “December, 2012”

Madaxweyne Siilanyo: “Waa Hoggaamiye ka midho dhalin kara Himilada iyo Hiigsiga Ummadda Jam. Somaliland” Hussein Deyr| |UK

  31-12-2012 1.    Hordhac: Xukuumadihii talada dalka soo qabtay, inkasta oo ay mid weliba la kowsatay duruufo iyo xaalado u gaar ahaa oo waqtigu waday, haddana waxaa hubaal ah oo aan la dafiri karin in mid weliba ay Qaranka Somaliland dhaxal iyo wax qabad muuqda uga tagtay. Muddo ah 29 bilood (2 sano iyo 5 [...]

11:35 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Bulshada H.Yoonis ee Leicester, Boltan iyo liverpool oo Bayaan ay ku taageerayan Guddiga Tallo Iyo Tawfiiq

  Marka hore waxaannu halkan ka salaamaynaa dhamaan shacbi waynaha reer Somaliland oo annu ku salaamayno salaanta Islaamka ee ASALMU CALAYKUM. Anka oo ka mid ah beelwaynta HABAR YOONIS ee ku dhaqan carigan Ingriiska gaar ahaan magaalooyinka Leicester, Boltan  iyo Liverpool, Waxaanu taageeraynaa bayaankii  ka soo baxay gudidda Habar Yoonis ee Tallo iyo Tawfiiq ee [...]

11:22 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Dood iyo Kulan Adag oo Dhexmartay Madaxdhaqameedka Boorama iyo Waftigii Md.Saylici oo Ku Dhamaaday Natiijo La,aan.

  Boorama(Togdhnews)- kulan adag oo  dhexmaray galabta  madaxdhaqameedka Beelaha Samaroon iyo waftigii xukuumada ee uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md.Saylici, oo ay ka mid ahaayeen Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye , wasiiro  iyo xildhibaano ka tirsan labada gole ee guurtida iyo wakiilada ,ayaa ku soo dhamaaday natiijo la, aan ka dib markii labada dhinac isku mari [...]

11:10 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Ururka Isu-tagga Suxufiyiinta ee International Federation of Journalists oo Ku Baaqay Badbaadinta Wariyayaasha.

  Hay’adda caalamiga ah ee Isu-tagga Suxufiyiinta ee International Federation of Journalists (IFJ) ayaa soo saartay baaq kale oo ay ku dalbaneyso joojinta tacaddiyada iyo dilalka ka dhanka ah suxufiyiinta. IFJ ayaa sheegtay in sannadkan maanta ku eg ee 2012 uu noqday mid ka mid sanadihii loogu gaysashada badnaa dilalka ka dhanka ah weriyeyaasha, iyadoo [...]

10:59 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

YAA CAAWINAYAA.!!!!!!!!!!!!!

Waaa gabadhyar dadedu waa sanad iyo lixbilood magaceedu waa farduus baashe waxa isha ka soo baxay nabar walideed waxay shegen inanay awood dhaqale oo ay ku daweeyan hayn waxan la sheegay inay u bahantahay dhakhtar dibadeed Hadaba walaha Musilmiinta Ahoow Waxa uu ilahaya yidhi markaad is cawisaan ayaa la idin cawin fadlan soo cawi gabadhan [...]

10:05 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Jacaylka Dhabta ee Lammaanaha: Nin Xaaskiisa ugu Deeqay Sambab iyo Keli

  Hadiyadaha lammaanayaasha qaarkood isu diraan ayaanay inta badan dadku awoodin, balse David Whaymand oo u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa xaaskiisa oo la yidhaa Carolyn hadiyad ahaan u siiyey ciidda Kiristanka awgeed mid ka mid ah labadiisa kelyood, kadib markii loo sheegay in Carolyn keli shaqada joojisay. Lammaanahan oo isku guursaday jacayl yaraannimo, isla markaana [...]

9:40 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »

Madaxweynaha oo u Umadda Somaliland ugu hanbalyey dhalashadda Sanadka Cusub

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu hambalyo ku saabsan munaasibada dhalashada sannadka cusub ee 2013-ka u dirayaa dhamaanba shacbi weynaha reer Somaliland, munaasibada bilowga sannadka cusub awgeed oo ka mida munaasibadaha fasaxa qaran, waxa uu hambalyo u dirayaa dhamaanba shaqaalaha kala duwan ee dawladda ee shaqooyinka ka nasanaya, Gollayaasha [...]

9:30 pm | Posted in Somali News | Read More »

DAAWO: Mudaharaadyaddii ka dhacay magaaladda Boorama

9:25 pm | Posted in Somali News | Read More »

Kulan lagaga hadlaayey soo celinta Seeryaashii gobolka Togdheer oo lagu qabtay Burco.

9:15 pm | Posted in Somali News | Read More »

DAAWO: Xildhibaano & Waxgaradka Celef-Weyn oo ka hadlay Xiisadd ka taagan golaha Degaanka Degmadaasi

8:55 pm | Posted in Somali News | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)