telesom
logo
logo
logo
Home » 10:27 pm Entries posted on “November, 2012”

farriintii katimid london

waxaan salaamayaa dhamaan hawlwadeenada mareegta togdheernews iyo akhristayaasheeda qiimaha leh. salaan kadib waxaan halkan maanta kaga hadlayaa dawlada somalia iyo siyasadeeda cusub ee kuwajahan wadamada dariska ah iyo federaalka sida loo dhisaya iyo waliba gobolka jubada hoose oo dad aan udhalani kudoodayaan inay maamul usamaynayaan gobolkaas,sidoo kale waxaa laga wadaa siyaasad soo afjaraysa inaan mar [...]

10:27 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

War Deg-dega ah : Natiijadii Doorashada Oodweyne oo la soo Saaray.

Oodweyne- (TogdhNews)-  Natiijadii Doorashadda ee degmadda Oodweyne oo la soo Saaray goor dhawyad, ayaa waxa ka codeeyey 22,737 Qof waxaanay ururadda tartamaayey kala heleen Sidan. 1- Umadda  8983 waxaana u soo baxay  7 xildhibaan 2- Wadani  8144 waxaana u soo baxay  6 xildhibaan 3- Kulmiye 1,364 waxaan u soo baxay  1 xildhibaan 4- Ucid    1,126 [...]

10:00 pm | Posted in Somali News | Read More »

Gudoomiyaha Wadani oo Dhambaal Hanbalyo ah u Diray Shacabka Reer Somaliland

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ahna Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Waddani Mudane C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa caawa dhambaal Hambalyo ah u diray dhamaanba shacabka Somaliland, isagoo ugu hambalyeeyey sida Wanaaga iyo Nabadgelyada leh ee ay u dhacday doorashooyinkii Golaha Deegaanka oo ay hadda tirintoodii socoto, Waxa kale oo uu shacabka uga hambalyeeyey siday uga qayb galeen, [...]

9:54 pm | Posted in Somali News | Read More »

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Oo Beeniyey Warar ay Qoreen qaar ka mid ah Warbaahinta

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee solja wuxuu canbaaraynayaa warka natiijada hor dhaca ah ee uu ka qoray wargayska YOOL doorashooyinkii golayaasha deegaanka ee doraad ka dhacay dalka cadadkiisii maanta soo baxay ee sumadiisu ahayd jimce 30/11/2012 cadadka 411 vol ;4 .warkaas oo ahaa warka koowaad ee wargayska oo uu ku sheegay in sadexda xisbi ee soo [...]

9:23 pm | Posted in Somali News | Read More »

Natiijada Doorashooyinka ee degaamadda Lughaya iyo Bali-gubadle oo lagu dhawaaqay

  Guddoomiyaha Komishanka doorahsooyinka ee degmadda Lughaya C/Kariim Jirde Qawdhana ayaa si ramsi ah ugu dhawaaqay natiijadda doorashadii goleyaasha deegaanka ee degmadda Lughaya ee Gobolka Awdal. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in degmadaasi ay ka codeeyeen 10386 (Toban Kun Sedex Boqol Sedeetan iyo Lix) qof, waxaana axsaabtu u kala heleen 13-ka Xildhibaan sidan:- 6 Kulmiye ah, 3 [...]

5:46 pm | Posted in Somali News | Read More »

Gabo–Gabadii Doorashooyinka Golaha Degaanka ee reer Somaliland.

    Hambalyo & Sallaan Wacan Reer Somaliland!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Waxaan hambalyo udiaynaa dhamaan reer Somaliland, oo si sharaf iyo nabadgalyo kujirto kusoo gaba-gabeeyay doorashooyinkii Golaha Deegaanka ee bishan 28keedii kadhacay Dhamaan Gobalada iyo dagmoonka dalka oo dhan. Makakowaad waxan u mahadnaqaynaa Ciidamada Qaranka ee kahawlgala dhamaan xuduudaha dalka oo si geesinimo iyo waayo agano kudheehan tahay [...]

3:06 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Hambelyo Shacabka Somaliland By Fouad Abdisalam

Ugu Horeyn Waxaan Salamaya Uga Mahadcelinayaa Bahda Saxaafada Sida Habsamida Leh ee Ay Loola Soconsiinayaan Doorashada Somaliland , Waxaan Halkan Hambelyo iyo Bogaadin Uga Dirayaa Shacabka Somaliland Sida Wadaniyadu Ku Dheehan Tahey ee Ay Ugu Dareereen Una Codeeyeen Doorashadii Golaha Deegaanka Ee Dalka Ka Dhacday. Waxey Saaka Shacabku u Heeliyeen Gooni Isku Taaga Somaliland , [...]

3:04 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran. By Maxamed Haarun Qaybtii 1-10

    SHEEKADA QURBEJOOG– Qiso Qof, Qoys iyo Qaran!   By Maxamed Haaruun.   Tibaax iyo tilmaan: "Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay [...]

2:52 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Sheeko gaaban: Guubaabadii Xaaji Gurxan iyo Gulufkii Doorashada. By M. Haaruun.

    “Haa, waa maalin doorasho. Waad wada ogtihiin dhamaantiin. Waatii la yidhi 'balan habeenimo, ku talagal arooryo ayuu leeyahay', maxaa inoo balan ah? oo maxaan iska waydiinayaa? Saw la wada garan maayo? Haa, fariidna wuu garanayaa, nacasna loo sheegi maayo. Saw maaha? Maya, raali ahaada, afkaygoow bus. Anigaa qaldan. Maanta xataa nacaska waa loo baahanyahay. Ma [...]

2:45 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Falastiin Oo loo Ogolaaday In Ay Xubin Buuxda ka Noqoto Qaramada Midoobay

  Golaha guud ee QM ayaa galabta cod aqlabiyad leh ku ogolaaday in kor loo qaado maqaamka maamulka Falastiin ay ku leeyihiin Qaramada Midoobay lagana dhigo dowlad goob-joog ah. Ogolaanshahan ayaa timid kadib markii maanta madaxweynaha Falastiniyiinta Mohamud Cabaas uu shirka Golaha loo-dhan yahay ee QM u gudbiyay codsi uu ku dulabanayay in jagada Falastiin [...]

2:39 pm | Posted in Somali News | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)