telesom
logo
logo
logo
Home » 11:06 pm Entries posted on “October, 2012”

Gabadh 12 Sannadood aan Mar Qudha Qufac Kala Joojin

Mrs. Janet Lyloyd waa macilimad si joogta ah u qufacaysay maalin kasta muddo 12 sannadood ah, taasoo ugu yaraan 20kii daqiiqaba laba jeer qufacda, halka maalinta ay ugu daran tahayna 15 goor qufacda. “Dadku waxay qufaca u maleeyaan inuu yahay wax iska fudud iyo xannuun yar oo saayid ah, balse waxa uu aniga igu qaatay [...]

11:06 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Qaramada Midoobay oo Bilaabaysa Qorshe ay Kaga War-haynayso Xogaha Isticmaalka Isgaadhsiinta iyo Internetka Caalamka

Qaramada Midoobay ayaa dhowaan kaga dhawaaqay magaalada Dubia ee dalka Imaaraadka Carabta inay bilaabayso dagaal laga hortagayo kooxaha jabsada arrimaha diblomaasiyadeed iyo siraha dawladaha ee ku kaydsan kombiyuurrada, sidoo kalena ballanqaaday inuu abuurayo xarun lagu xakameeyo, lagagana war-hayo telefoonnada la dirayo iyo isticmaalka internetka ee guud ahaan adduunka. Dalalka Ruushka, Shiinaha iyo waddamo kale ayaa [...]

11:04 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »

Dawladda Sucuudiga oo ku Dhawaaqday in Sannadkan Xajku ahaa kii ugu Fiicnaa ee ay ku Guulaystaan Hirgelintiisa

    “Xajka sannadkani waxa uu ahaa kii ugu fiicnaa ee lagu guulaysto, marka loo eego tirada xujaajta muslimiinta ee ka qaybgalay oo ku dhowaa 4 milyan oo qof.” Sidaa waxa sheegay Badhasaabka Gobolka Mecca Amiir Khaalid Al Faysal, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddida Xajka ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya.   Mr. Amiir Khaalid oo [...]

11:01 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Daawo: Kulmiye oo Cududiisa Taageero ku Soo Bandhigay Burco

   

10:43 pm | Posted in Somali News | Read More »

Tacsi Ku Socda Qoyska Ree Dubad Dhegoole.

Kayse Axmed  Digaale , Xuseen  Girgire , Siciid  X. Quluumbe ,Aaadan Axmed Cilmi (Aadan Coon) , Maxamed  Huriye , Maxamuud Cali Jaamac (Malow), Cabdiqani  Siciid  Ileeye,  Xaamud  Good , Aaadan  Dooc , Maxamed  Cawil X.Nuur (Xoog) , Cabdi Good , Cabdi Cali Dhegaweyne, Maxamed  Aaadan  Foolge , Yasir   Maxamuud  Karaani , Xinno  Good , [...]

10:05 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti,Tacsi | Read More »

GARI LABA QOF KAMA WADA QOSLISO…Bashe Qulumbe, London

  Gartu waa maxkamad laba dhinac oo is haya lagu kala saaro. Gari laba nin kama wada qoslisana waxaa looga jeedaa, in libta mid uun la dhaqaaqayo aminta ay gartu soo af jaranto. Markay muduc iyo mudaacale midba tiisa marsado, asagoo muducu ku horaynaya, ayay xeer beegtidu u baxayaan markhaati iyo milad halkay martana arinka [...]

8:10 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Dhacdooyin Iyo Fariin doorashooyinka ku sahbsan..Mukhtaar Cabdi Sheekh (Bulshaawi)

Waxa aan ku Dhaartay Inaan Dalkayga iyo Xisbiyada (Ururrada) Tartamaaya u Caddaalad Sameeyo…Aamus…Aamus Adeer Dhalinyarro ayaad tahay Waad Soomi Doontaaye!!! “Waxaan u tagi donaa si xushamd leh. Waxaan u dhaqmi donaa si adkaysi  leh, Waxaan u qaabili donaa dadwaynaha si sharaf iyo ixtiraam leh. Naftaydana waxaan ku soo celinayaa Daganaan iyo inaan isticmaalo caqligayga.  Waxaan [...]

7:11 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Bulshada somaliland ma yihiin kuwo fahansan ujeedada doorashada ?

  waxaa si rasmiya u bilaabmay Ololaha golaha deegaanka ee soomaliland, iyadoo layswaydiinkaro horena laysku waydiin jiray bal saamaynta uu olalaha ku yeelan karo bulshada somaliland. waxaan muran ku joogin in ay bulshadu gali doonaan sodon casho oo jaahwareera iyo sadex sano oo ka dambeeya oo suuxdina, maxaa yeelay bulshada soomaliland ma,aha bulsho u bisil [...]

7:02 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Taageerada Dimuqraadiyada curdinka ah ee ka hana qaaday Somaliland

  Dhamaan gudida Somaliland society UK “SSUK” waxa ay ka codsanayaa bulshada reer Somaliland  maadaama ay bilaabmeen olalahii doorashooyinka xubnaha dooladaha hoose heer gobal iyo heer dagmaba in loo baahan yahay in laga feegjignaado dhamaan wixii carqalad ku keeni kara geedi socodka dimuqraadiyada Somaliland ee curdinka ah. Sidoo kale gudida SSUK iyo qurbajooga Somaliland ee [...]

7:00 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Halkan ka Akhriso Khudbadadi Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ka Akhriyey Beerta Xoriyada

KHUDBADA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA JSL, MUDANE, CABDIRAXMAAN CABDILAAHI ISMAACIIL (SAYLICI) Arbaca, 31/10/2012 Bismilaahi raxmaani raxiim Asalaamu-caleykum, wa-raxmatullaahi Wa-barakaatu Mudanayaal iyo Marwooyin. Ugu horeyn, waxan salaan iyo mahadnaq u dirayaa dhamman shacbiga Somaliland gudo iyo dibedba meelkasta oo ay joogaan. Aniga oo og mar kalena uga mahad celinaya taageerada buuxda ee ay xukuumadda la garab taagan yihiin [...]

12:05 pm | Posted in Somali News | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)