Home » 11:50 pm
Entries posted on “September, 2012”
London : Somaliland Gov and the World Bank to jointly host the launch of the Somaliland Business Fund (Medeshi)- The Government of Somaliland and the World Bank are jointly hosting the launch of the Somaliland Business Fund at the Radisson B… Canada could review Ethiopia aid over farm evictions OTTAWA - Millions of dollars in [...]
11:50 pm | Posted in English News,Maqaal iyo Aragti | Read More »
Wiil yar oo 13 jir ah, una dhashay dalka Filibbiin oo ku noolaa dariiyqada, isla markaana aan lahayn hoy iyo meel uu u jiifsado, nolol-maalmeedkiisana ka soo saari jiray waxyaabaha uu qashinka ka helo ilaa 2 jirkiisii, ayaa ku guulaystay deeq lacag ah oo dhan $130 kun oo dollarka Maraykanka. Wiilkan yar oo toddoba [...]
10:31 pm | Posted in Somali News | Read More »
9:59 pm | Posted in Somali News | Read More »
Hamalyo aroos:Anisa Yusuf C/llahi iyo Saleeban Cilmi Oo arooskoodo ka dhacay magalaadda Hargeysa Usbuucan Tahniyada waxaa waxa u diryaa: Mohamed Yusuf C/llahi Diirqadhaadh iyo xaaskiisa Ubaxah iyo caruurtiisa Dhamman reer c/llahi qaalib Mohamoud Hassan Abdi Garas iyo xaaskiis Sucaad Yusuf Zeynab Yusuf iyo C/llahi Cisman Sicid libaaxo iyo Nasra Yusuf Burale yusuf iyo xaaskiisa Canab. [...]
9:34 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Qorrax joog, bulsho ka gaajoonaysa khayraadka ay jaarka yihiin iyo badd ay kulaalayaan. Waxa ku dhaqan xeelliga badda ee woqooyiga iyo bariga deegaanka Cabdi-geedi ama xeebta u dhaxaysa deegaanka Ceelsheekh iyo Lughaya ee xarunta degmada Lughaya bulsho xoola dhaqato ah oo boqolkiiba inta badan ah dadka loo yaqaanno qorrax-joog ee sida rasmiga ah [...]
6:54 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Maxamed Nuur Caraale (Duur) oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timi Aabihii MARXUUM NUUR CARAALE BULAALE, oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa gaar ahaan Cisbitalka Gargaar. Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu tacsi taa la mida [...]
2:56 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
asc wrw maanta waxaan halkan talo ugu soo jeedinayaaa xisbigii udub gaar ahaaan murashaxiisii warancade marka hore caliyow aadbaan kuu salaamay . marka 2aa ad waxaad tahay siyaasi wayn oo magac iyo sharaf kuleh bulshawaynta somaliland intii uu xilalka kasoo haayay dawladihi horena la wada arkay wax qabadkiisa iyo kartidiisa waxaan kamid ahaa [...]
2:53 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Walaalayaal salaanta islaamka ayaan idinku salaamayaa dhamaan umada Muslimiinta ah gaar ahaana Shacabka reer Somaliland, waxaan si gaara u sii salaamayaa Jaaliyadaha Qurbajooga reer Somaliland ee wadamada Europe ee aan Masuulka u ahay. Intaasi ka bacdi waxaan halkan ku beeninayaa qoraal aan sal lahayn oo been abuura isla markaana uu Hadhwanaagnews geliyey Weriye [...]
2:49 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Waxa aanu halkan tacsi uga diraynaa marxuum AHMED MOHAMED DIGAALE SACIID oo ku geeriyooday dalka koonfurta africa taariikhdu kolkii ay ahayd 28-09-2012, waxana aanu tacsidaas gaadhsiinaynaa dhamaan ehaladiisa iyo xaaskiisa. Waxa kale oo aanu halkan tacsi uga diraynaa Rooda Abdi Qalinleh oo ku geeriyootay dalka Sweden magaalada Gothenburg 29-09-2012, tacsidaas waxa aanu gaadhiisanaynaa saygeeda Mohamed [...]
2:45 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
waxaan marka hore salaamayaa dhamaan shacabka reer somaliland iyo bahda saxaafada ee fudu daysay in si miyir qabta rayiga, talada iyo warkaba laysu dhaafsado, waxaan kale oo salaan aan la soo koobi karin halkan u marinayaa siyaasiga ruug cadaaga ah ee hadana wadaniyadu ka buuxdo ee shacabka reer somaliland ee uu aqoonta u [...]
2:39 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Recent Comments