telesom
logo
logo
logo
Home » 8:54 pm Entries posted on “July, 2012”

Qaar ka mida Haweenka Somaliland ee Shiefled oo Deeq lacageed soo gaadhsiiyey Dhismaha Wadada Burco iyo Hargaysa

8:54 pm | Posted in Somali News | Read More »

Jilaaga caanka ah ee Marshaale oo Caawa la Dilay

Koox hubeysan ayaa caawa maqribkii ku dishay magaalada Muqdisho majaajiliistihii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Jeylaani Malaaq oo loo yaqaannay Marshaale Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in labo nin oo ku hubeysnaa bastoolado ayaa rasaas ku fureen Marshaale xilli uu ku sugnaa gurigiisa oo ku yaalla agagaarka masaajidka Cali Boolaay ee degmada Waaberi. Allaha u naxariistee Marshaale ayaa [...]

8:49 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Hargaysa: Booliska oo Hawlgal ku soo qab qabtay 50 Dhalinyaro Hubaysan ah

Taliyaha ciidamada booliska ee Somaliland Cabdullaahi Fadal Iimaan ayaa maanta sheegay in howlgal ay toddobaadkii hore ka sameeyeen magaalada Hargeysa lagu soo qabtay tobannaan qof oo burcad ah oo lagu eedeeyay in ay falal ammaan-darro ka wadeen magaalada. Cabdullaahi Fadal Iimaan ayaa shir jaraa’id ka sheegay in howlgallada  ay boolisku fuliyeen lagu soo qabtay 50 qof oo [...]

8:35 pm | Posted in Somali News | Read More »

Quraanka iyo Sunnah

                                      Quraanka iyo Sunnaha Bisha Ramadaan waa bil barako badan,waa bil Quraan oo akhriska Quraanka iyo ku fekeridda Aayadaha Alle iyo ku cibra qaadashadoodu waa daruuri,waxa aaynu ku jirnaa tobankii u dambeeyey guntiga ha loo wada giijisto cibaadada. Quraanku waa qawlkii Illaahay oo Alle ku soo dejiyey Nebigeenna nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee Nebi [...]

5:19 pm | Posted in Arrimaha Diinta,Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Qoraalada Muhiimka ah,Somali News | Read More »

Tacsi Tiiraanyo Leh

INNAA LILAH  WA-INAA ILEYHI RAAJACUUN GUDIDDA  JAALIDDA SML EE FINLAND WAXAANU  KATACSI YADEYNAYNAA MUJ-ABDISALAN TURKI GEERIDII NAXDINTA LAHAY EE KUTIMI HOOYADII MARXUUMADANA WAXAANU ILAAHAY UGABARYAYNAA INUU -UNAXARIISTO-JANADA FADUUSANA GEEYO UM MUJAAHIDKA- AAMIIIN- BY ROOBLE –

5:19 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Soomaalaida Qaxootiga Holland oo Dib loo Soo Celinaayo

Dalka Nederland, illaa 80 qof oo Somali magangalyo doon ah oo isugu jira dhalinyaro, waayeel, haween iyo caruur ayaa laga saaray xerooyinii lagu hayey, loona sheegay in dib loogu celinayo dalkoodii hooyo, iyadoo ay dhowaan maxkamada ugu sareysa dalkaasi ay soo saartay goáan ah in Somalida aan waqtiga dib loo celin karin. Somalidaasi ayaa hada [...]

2:55 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Hooyooyin iyo Caruur Ay ka Geeriyoodeen Qaar ka mid ah Mujaahidiinti SNM oo Cabasho ka Horsameeyey Xafiiska Badhasaabka Burco

  Burco.Qaar ka mid ah haweenkii ay ka geeriyoodeen mujaahidiintii sar sare ee SNM ee dalka naftooda u huray ayaa cabasho ka dhan ah xukuumadda sare isugu soo baxay xarunta maamulka gobolka Togdheer ee Burco.   Cabashada hooyooyinkan agoomaha ah ayaa  ka danbaysay ka dib markii duruufo qalafsan  oo dhinaca nolosha ahi ay soo wajaheen  [...]

2:52 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Qaar ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland oo shir guud oo aan Ajanadihiisa la garanayn ku baaqay

qaar ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland oo maalmahanba kulamo gaar gaar ah lahaa ayaa xalay kulan ay ku yeesheen Guriga Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadow ee Hargeysa ugu baaqeen Madax dhaqameedka kale shir guud inay isugu yimaadaan. Kulanka Madax dhaqameedkaas si rasmi ah looma oga waxyaabaha ay kaga hadleen iyo Ajandaha Shirka ay ku [...]

2:36 pm | Posted in Somali News | Read More »

Madaxdhaqameedyo, Xildhibaano iyo Guddida Dan iyo Duco oo Qaadacay Go’aan Salaadinta Subeer Awal ka Soo Saartay murankii Warshada Sibidhka Berbera

JAMHUURIYADA SOMALILAND WAR-SAXAAFADEED Ref. js/ws/001/07/2012                                                                       Tar: 30/07/2012 UJ:  JAWAAB CELIN Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 30/07/2012 kulan isugu yimi xubno ka tirsan Salaadiinta,  xubno ka mid ah golayaasha qaranka (Wakiilada, Guurtida iyo Deegaanka), Guddida Dan iyo Duco, Cuqaasha iyo aqoonyahanda   beesha reer saaxil,  si ay uga jawaab war saxaafadeed kusoo baxay warbaahinta kala duwan, kaas [...]

2:31 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »

Wafti culus oo ka socda Madaxdhaqameedyada Beelaha Buhoodle Oo Uu Hogaaminaayo Xagalo-Toosiye oo ku soo Jedda Hargaysa

    Wefti ka socda Beelaha Buuhoodle oo uu hogaaminayo Hogaamiyihii SSC Saleebaan Ciise Xaglo-toosiye ee dhawaan Nabada kaga dhawaaqay Magaaladda Buuhoodle iyo Madaxdhaqameedyada Beelaha deegaankaasi oo Shir uga socdo deegaankaasi ayaa la sheegay inay iskula qaateen in socdaal ay ku yimaadaan Caasimada Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo la sheegay in Madaxdhaqameedyada Beelaha Buuhoodle ay [...]

2:31 pm | Posted in Qoraalada Muhiimka ah,Somali News | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)