telesom
logo
logo
logo
Home » 11:58 pm Entries posted on “June, 2012”

Qurbo jooga beelaha Ciise Muuse oo Hambalyeeyay Shirka Daallo

    Marka hore waxaan Salaamayaa Dhamaan Shacabka Somaaliland meel kasta ooy joogaan, Marka labaadna waxaan mahad aan la soo koobo karayn aan u dirayaa Warbaahinta Dalkeena oo had iyo jeer naga haqabtira wararka wadankeena Hooyo. Hadaan u dhaadhaco nuxurka qoraalkayga, Aniga oo ku hadlaya Magacayga iyo Magaca Ururka Kulan, ee ay ku Midoobayn Qurbajoogta [...]

11:58 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Md. C/raxmaan Ciro oo ay weheliyaan Xubno Miisaan culus leh oo ku sii jeeda Madsha shirka Daallo Iyo Wararkii u Dambeeyay.

  Burco(Togdhnews)-  Guddomiyaha   wakiiladda   Somaliland   Md.  Cabdi raxmaan  Ciro  ,  oo  la filayaa inuu  maalmaha   soo socda   uu gaadho  shirweynaha   beelaha  HY  uga  socda  buurta Daallo  ee  magaalada  Ceerigaabo , sida  ay  xajiijiyeen   ilo xogogaal  oo ku  dhow  gudoomiyaha. Md . Ciro  ayaa   wararku    sheegayaan  in  safarkiisa  ku   wahelin  doonaan    xubno   miisan culusleh ,oo  ka [...]

11:37 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Kulan lagaga hadlaayey Dhibaatadda Tahriibta oo loo qabtay dhalinyaradda Burco

9:47 pm | Posted in Somali News | Read More »

Ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shaahadiga oo ka badan kuwii sanadkii Hore

9:40 pm | Posted in Somali News | Read More »

Wasaaradda Khaarajiga ee Wadanka Imaaraadka Ah Oo Si Rasmiya Uga Hadlay Saxeexa Heshiiska Dubai Ee Somaliland Iyo Somaliya.

9:15 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

MAASNADA GOCOSHO By:Mubarik Rashid

waxay soo baxday 27/6/2012. Curiye: Mubarik Rashid Gadhwadeenka qarankoow Adaan kuu gol leenahay Geesi baan ku moodnee waxa tahay gunaad daran Gudcuryahow hilaaabani Gabadanada dhaxantiyo Gosha barafku jiifiyo Malaa guri cas baad tahay Gayigaba dalkeeni Waad gabagabaysoo Gunta jabisay sida haan Geestaad u wadatiyo Garan mayno xaajda Halkaad uga gol leedahay Gadhwadeenka qarankoow Ama guura [...]

2:34 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Bandhigga Buugaagta (HIBF): Wakhtiga la bilaabayo oo si rasmi ah loo shaaciyay

Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa (HIBF) oo ka mid ah munaasibadaha halabuurka iyo farshaxanka ee ugu ballaadhan geeska Afrika waxay sanadkan bilaabmi doontaa 13-ka July 2012. Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa oo sannadkan shan jirsatay waxa doorkan ka qayb-galaya hal-abuurro, abwaanno, qoraayo, suxufiyiin, muusigyahan iyo aqoonyahan kale oo isaga yimi dunida daafeheeda. Waxa [...]

2:32 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Buugaag Geeddi ah: Maktabadda wareegta 2012 waa socdaalka dhiganaha qoran ee magaalooyinka

Maktabadda wareegtaa waa qayb ka mid ah bandhigga buugaagta caalamiga ah ee Hargeysa. Waa hab ka duwan habab inta badan laga yaqaanay dalka, kuna cusub saaxadda buug-akhriska ee Somaliland. Maktabadda wareegtaa waa nidaam ay kooxo kala duwani ay buugaag tiro badan ku geynayaan magaalooyinka waawayn ee dalka, si ay fursad wax-akhris u siiyaan dadka aan [...]

2:31 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Dadka Aadka u Khuuriya oo la Ogaaday in ay soo Waajahaan Cudurrada Kala-goysyada ku Dhaca

Cilmi-baadhis la xidhiidha caafimaadka dadka khuuriya oo laga sameeyey dalka Ingiriiska, ayaa lagu ogaaday in dadka khuurada badan ay la soo darisaan cudurrada ku dhaca kala-goysyada jidhka. Daraasaddan oo daba socotay mid hore looga sameeyey dalka Taiwan, ayaa iftiimisay in dadka aadka khuuriyaa ka cawdaan kala-goysyada, waxaana lagu xusay cilmi-badhistan in cudurradda khuuradu sababto ee [...]

2:28 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Haweenka Uurka Leh ee Shaqeeya Wax ka Badan 25 Saac Toddobaadkii oo la Ogaaday inay Dhalaan Ubad Daciif ah

Dumarka uurka leh ee shaqeeya wax ka badan 25 saacadod toddobaadkii ayaa la ogaaday inay dhalaan ubad aad u yar yar oo jidh ahaan daciif ah, kuwaasoo miisaanka jidhkoodu dhan yahay 200g oo aad uga yar celcelis ahaan miisaanka ilmaha caadiga ah ku dhasho. Khubaro caafimaad oo dhalatay Netherland, ayaa sidoo kale ogaaday in xidhiidh [...]

2:26 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)