telesom
logo
logo
logo
Home » 11:49 pm Entries posted on “May, 2012”

England : Disadvantaged and isolated in Kingston upon Thames

England : Disadvantaged and isolated in Kingston upon Thames

11:49 pm | Posted in English News,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Baaqa Dhaliyarada Beesha Oodweyne ku Tageertay

    Anagoo ah dhalin yarada beesha badhulbahante ee degan magaalada burco waxana kabarata magaalada burco magacyadayaduna hoosku qoran yihiin waxa mudobadan oo aanu shireyney oo aanu farlan qeynayey musharax nooga qeyb galaaya golaha degaan ka  kadib markii aanu dhinac kasta aanu ka eegney, sida aqoonta waxbarasho aqoonta dowladeed aqoonta haayadaha aqoonta(NGOya )aqoonta diineed ,firfircoonida [...]

11:45 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Suxufiyiinta Togdheer oo Tacsi u Diraya Wariye Maxamed Cawed.

  Kayse Axmed Digaale iyo Bahdda suxufiyiinta ka hawlgasha gobolka Togdheer, iyo  bahda  TogdheerNews  ,waxay dhamaantood Tacsi Tiiranyo leh u dirayaan Weriye Maxamed Cawed Maxamed oo Aabihi Cawed Maxmed maalintii maanta ku geeryooday magaaladda Burco, Waxayna leeyihiin Samir iyo iiman eebbe  ha idinkasiiyo, Marxuumkana  eebe jannadi ha ka waraabiyo..Aaamiin..  aamin

11:39 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti,Tacsi | Read More »

Wafti ka socda Golaha Guurtida Somaliland oo kulan la yeeshay Cuqaasha

10:31 pm | Posted in Somali News | Read More »

daawo: Wafti uu hogaaminaayo Saylici oo u anbabaxay jabuuti

10:26 pm | Posted in Somali News | Read More »

Xoghayaha Arrimaha Dibadda UK oo Sheegay in Shirkii Lodon ka dib Horumar laga Sameeyay Muqdisho

  . Lodon(W/wararka)-Xoghayaha  arrimaha dibadda  ee dalka Ingiriiska, William Hague ayaa sheegay inuu ka qeyb galayo shirka caalamiga ah ee ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ee looga hadlayo xaaladda Soomaaliya. Waxa  kale  oo William Hague intaas raaciyay  inuu soo dhaweynayo dedaallada ay dawladda Turkiga ku bixinayso horumarinta Soomaaliya, wuxuuna hoggaamiyeyaasha Soomaalida u soo [...]

9:13 pm | Posted in Somali News | Read More »

Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Mid-baan Idhi , Siyaasiyiinta Beeshana Mid-baan Idhi By; Caaqil Saxardiid Geelle

Asalaamu Calaykum , Allaah ayaa mahad iska leh , waxaan salaamayaa shacabka iyo warbaahinta madaxa banaan-ba ee fariimaha aan isaga gudbino. Maanta halkan waxaan ku cabirayaa fariintayda oo ku aadan shirka maalmahan hadal hayntiisa warbaahinta ku badan tahay . Inta aanan dulucda cinwaankaygan u galin aan laba mid ka horaysiiyo. Mid waa iga  su,aal  ; [...]

7:56 pm | Posted in Somali News | Read More »

Maxkamadda Sare ee Ingiriiska oo Go’aan ka Gaadhay Dacwad ka Dhan ah Aasaasaha Shabakadda Wikileaks

 Maxkamadda sare ee dalka Ingiriiska ayaa go’aan ka gaadhay racfaan uu u gudbiyey aasaasaha shabakadda siraha fashilisa ee Wikileaks Mr. Julian Assange oo uu ka qaatay dacwad ay ku raadinayso dawladda Sweden. Aasaasaha shabakadda Wikileaks ayaa ku guuldarraystay racfaan uu ka qaatay waaran xidhis ah oo dawladda Sweden ku codsatay in dalkeeda dib loogu soo [...]

7:43 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Dhadhamo-raac ayaa loo Qiimo-tiray Baasaboorka Somaliland

Dalka kastoo adduunka ku yaal wuxuu qiimeeyaa, isla markaana wax kasta ka horreysiiyaa waxyaabaha sida gaarka ah u muujinaya astaamaha qarannimadiisa oo ay ugu muhiimsan yihiin calanka, baasaaboorka, lacagta iyo wax kastoo tilmaamaya in dalkaasi yahay mid madaxbannaan, mana jiro waddan ama dal ku kaca arrimo qiime-dhac iyo sharaf-dil ku ah astaamihiisa qarannimo, cid kalena [...]

7:40 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

halgankii qadhaadhaa ee SNM iyo doorkii Mujaahid Maxamed Cali ILAHAY how naariisto.

  hadaynu isku dayno inaynu wax ka xusno taariikhda uu halganka ku lahaa ilaahay haw naxariistee Mujahid Maxamed cali oo ahaa mujaahidiintii halganka SNM door wayn ku lahaa marka loo eego dhinaca mulateriga iyo dhinaca siyaasadaba inagoo taariikhdiisa ku soo koobi karayn maqaal meel lagu qoray oo ay ka baaxad weyntahay ayaan waxaan jeclaystay maadaama [...]

6:47 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)