telesom
logo
logo
logo
Home » 11:41 pm Entries posted on “April, 2012”

Waxaan soo dhawynayaa Mushahar-Kordhinta Mareeyaha Dekeddu u Sameyey shaqaalihiisa.

  Waxa ah wax aad loogu farxo aha go’aanka aad iyo aad u qiimaha badan ee dhaxalgalka ah ee uu qaatay maareeyaha Dekedda Berbera Eng:Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) isga latashaday xukamada Somaliland ee uu hogaamiyo Mudane Axme Maxamed Maxamoud sidii mushar kordhin loogu sameyn lahaa shaqalaaha ka hawla dekada Berbera . Go’aanka ayaan  aad usoo [...]

11:41 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Wasaaradda Cafimaadka oo sheegtay in gobolka Togdheer uu ku soo kordhaayo Xanuunka Jadeecadu

9:50 pm | Posted in Somali News | Read More »

DAAWO: Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UDHIS oo si weyn loogu soo dhaweyey Burco

9:41 pm | Posted in Somali News | Read More »

Xukuumadda Somaliland ha ka qaado talaabo adag Saladiinta iyo madaxdhaqameedka taga muqdisho

Xukuumadda Somaliland ayaa Gaadh culus ka haysa qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland oo u is leh kicitima Somaliya si ay wax uga dhisaan Xukuumadda iyo Baarlamaanka Cusub ee Somaliya loo dhisayo. Salaadiinta ay Xukuumaddu sida wayn ugu raad joogto wax aka mid ah Suldaan Maxamed C/qaadir oo ay u saartay Koox Miisaan leh oo [...]

7:43 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Shaqaalaha Dekedda Berbera oo Loo Kordhiyey Mushaharooyinkii

  Berbera (Togdhnews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa mushaharooyinka u kordhiyey shaqaalaha iyo hawlwadeennada ka hawlgala dekedda magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Awdal. Maareeye-ku-xigeenka Dekedda Berbera Mr. Cumar Abokor Jaamac, ayaa Jamhuuriya khadka telefoonka ugu xaqiijiyey shalay in Madaxweynuhu go’aansaday in 50% mushaharooyinka loo kordhiyo shaqaalaha iyo hawlwadeennada ka shaqeeya dekedda, [...]

7:27 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »

Xukunno Xadhig iyo Ganaax ah oo Lagu Riday Eedaysanayaal Khamri lagu Qabtay

  Hargeysa (Togdhnews)-Maxkamadda Gobolka Hargaysa ayaa shalay xukunno isugu jira xadhig iyo ganaax ku riday saddex nin oo bishan gudaheeda lagu qabtay khamri fara badan oo ay soo galiyeen magaalada Hargeysa.  Nimankaasi oo ciidanka Boolisku qabteen 17-kii bishan iyagoo sida khamri lagu tilmaamay kii ugu badnaa ee caasimadda la soo geliyo oo ku jira 30 [...]

7:22 pm | Posted in Somali News | Read More »

Ciidamo dheeraad ah oo la geeyey Berbera oo uu maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Muj. Dhegaweyne iyo

  Berbera-(Togdhnews)- Xukuumadda Somaliland ayaa ciidamo boolis ah oo aad u tiro badan geysay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil, kadib markii sida la sheegay ay sas ka qaadday safar uu magaaladaas ku tagay Muj. Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhegaweyne) oo ah Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UDHIS oo ka mid ah sagaalka urur ee Guddida Diwaangelintu shaaciyey inay [...]

7:15 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Deeq Lacageed oo La Gaadhsiiyay Eheladii Dadkii dhowaan Liyuu Boolisku ku Laayeen Degaanka Gaashaamo.

Jaaliyadda Beelaha Gaashaamo Oo Deeq Lacageed Soo Gaadhsiiyey Ehelada  Dadkii Dhawaan  Ciidamada Liyuu Boolisku ku Laayeen Deegaanada Gaashaamo Ee Kililka Shanaad  Ee Itoobiya Hargeysa: Jaaliyadda  beelaha gaashaamo   ee ku dhaqan dalka dibaddiisa, ayaa deeq lacageed  oo ay ku soo hagaajiyeen guddida beelaha gaashaamo soo gaadhsiiyey dadkii dhawaan dadka ay kaga laayeen ciidamada Liyuu Booliska ee [...]

7:11 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya!! Qaybtii 5aad

                      (Marka runta laga hadlayo, culayska arimaha laga wada hadlayo iyo Wasiirada Somaliland iyo Soomaaliya  u soo  dirteen wadahadalka    aad iyo aad ayey u kala miisaan  weyn yihiin .) Wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya,waxaa qayb muhiim ah ka qaadanaya Shuruucda amase  Dastuurada (Axdi qarameedyada ) ay kula dhaqmaan labada waadan .Qaybtana waxaan idiin idiinklu [...]

6:42 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

waano ku socota salaadiinta somaliland

asc wr wb waxaan baryahan dambe dhegayahayga aad ugu soo badanaysa in salaadiin somaliland ahi ay u hanqal taagayaan somaliya taas oo aad uga xumaaday anigoo ah muwaadin somaliland ah waxaan geela duqdiisa durdurisay aarankiisa maxaad u malayn  salaadiinta sharafta leh waxaan ka codsanayaa hibad alle idin siiyey hayska qaadin shilin suuli ku dambeynay ha [...]

6:38 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)