Home » 11:38 pm
Entries posted on “March, 2012”
Mombasa(Togdhnews)- Qarax Xoogan oo sababay Dhimasho iyo dhaawac, ayaa caawa Fiidkii ka dhacay magaalada Mambaasa e dalka Kenya. qaraxan oo abaara Sagaalkii Fiidnimo ka dhacay halkaasi,ayaa ilaa hada inta la ogyahay waxa ku dhintay shan qof,dadbadanina waa ku dhaawacmeen goobtaasi, lama oga cida gaystay falkaasi,balse Ciidanka amaamnka Magaaladaasi ,ayaa bilaabay inay baadhaan [...]
11:38 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Hargeysa (Togdhnews)- Tobabaraha Kooxda Kubbadda Kollayga ee kaqayb galaysa Tartanka Ciyaaraha K. Kolayga ee Wadamada Bariga iyo Badhtamaha Afrika Mr. Nasri Ibraahim Axmed ayaa soo saaray shalay liiska ciyartoyga matali doona Casimada Hargeisa. Tartankan oo magaalada Kampala ee wadanka Uganda ka bilaabmi doona dabayaqada bishan April ayay Somaliland nasiib u yeelatay inay markii ugu [...]
11:08 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »
Hargaysa(Togdhnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Digreeto madaxweyne oo Numberkeedu yahay JSL/M/XERM/249-1017/032012, ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, xarafka (d) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Ciidanka Booliisku u leeyihiin dhismaha Qaranka; Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagadda [...]
10:44 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »
Hargeysa, (Togdheernews)-Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa fadhigoodii maantaGuddida Dhaqaalaha golaha ka dhegaystay warbixin ku saabsan adorooska miisaaniyad sannadeedka 2012-ka, taas oo ay muddo soo lafa-guraayeen Fadhigii maanta oo uu shir-guddoominaayey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa warbixinta miisaaniyad sannadeedka golaha ka hor akhriyey Xoghayaha Guddida Dhaqaalaha Wakiillada Xildhibaan Cali Xasan (Mareexaan), isaga [...]
10:27 pm | Posted in Somali News | Read More »
Hargeys(Togdhnews) Mar, 31, 2012- Labadii suxufi ee ay xukuumadu xabsiga dhigtay bishii Febuary ee sannadkan Xasan Cumar Xasan iyo Maxamed Cabdi Boosh, ayaa maanta deeq gargaar ah gaadhsiiyay xabsigii ay ku jireen muddadii ay maxaabiista ahaayeen. Deeqda labada suxufi, ayaa waxa bixiyay Machadka Faafinta Diinta Islaamka qaybtiisa Somaliland, waxaana ay koobnayd Raashin, Maro-kaneecooyin, Saabuun [...]
9:56 pm | Posted in Somali News | Read More »
9:33 pm | Posted in Somali News | Read More »
Norfolk (Togdhnews)-Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay nin Soomaali ah oo lagu helay inuu qeyb ka ahaa dambi koox budhcad badeed ah oo afduubay lamaane Mareykan ah iyo dooni ay lahaayeen. Ninkan oo lagu magacaabo Siciid Cabdi Fooleey,ayaa maxkamadda Norfolk ka hor qirtay in uu ku lug lahaa afduubka [...]
9:23 pm | Posted in Somali News | Read More »
Dhawaan waftigii turkiga inooga yimi ayaa la sheegay in madaxweynahu laa hadlaey in TURKISH AIRLINES ay dalka timaado (madaxweynuhu waxa uu xubnaha weftiga uga waramay xidhiidhka taariikhigaa ee u dhaxeeya Somaliland iyo turkiga, waxaanu sheegay in uu aad u soo dhaweynaayo xidhiidhka, wax-wada qabsiga iyo isu soo dhawaanshaha labada wadan. Intaa waxa dheer oo [...]
8:06 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Turkish delegation arrives in Somaliland ( Photos included)
8:03 pm | Posted in English News,Maqaal iyo Aragti | Read More »
Muqdisho(Togdhnews)-Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga caalamiga ee wadanka Germany, Dirk Niebel oo maanta booqasho ku tagay magaalada Muqdisho,ayaa kaga dhawaaqay in dawladiisu ay ugu deeqday Soomaaliya lacag gaadhaysa 94 Milyan oo EUR ah. Mr.Niebel ayaa sheegay in lacagta ay ku deeqeen qayb ka tahay dadaalka caalamiga ah, ee lagu doonayo in [...]
8:01 pm | Posted in Somali News | Read More »
Recent Comments