telesom
logo
logo
logo
Home » 11:39 pm Entries posted on “February, 2012”

GENERAL MOHAMAD ALI SAMANTAR,THE FORMER DEFENSE MINISTER AND COMMANDER

GENERAL MOHAMAD ALI SAMANTAR,THE FORMER DEFENSE MINISTER AND COMMANDER OF THE SOMALI ARMED FORCES ACCEPTED RESPONSIBLITY OF TORTURE, EXTRAJUDICIAL KILLING, CRIMES AGAINST HUMANITY, WAR CRIMES, AND OTHER HUMAN RIGHTS ABUSES COMMITTED AGAINST THE SOMALI CIVILIAN DURING THE 1980s Dear Friends, Last Thursday, Somali General Mohamad Ali Samantar, former Defense Minister and Commander of the Somali [...]

11:39 pm | Posted in English News,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Haamaha Shidaalka Berbera oo Qandaraas Lagu Bixinayo.

  Hargeysa (Togdhnews)- Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Somaliland Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in maamulka haamaha qandaraas furan lagu bixin doono laga bisha March ee fooda inagu soo haysa isla markaana ay soo dalban karaan shirkadaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ahba. Md.C/Risaaq Khaliif Axmed oo Waraysi Siiyay Telifishanka caalaamiga ee HCTV,ayaa ka hadlay [...]

11:26 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News,Sports | Read More »

Xafiis lagu baadhaayo tacadiya loo gaysto haweenka oo laga furay magaaladda Burco

10:28 pm | Posted in Somali News | Read More »

Caynaba: Hawl gal ay fuliyey Ciidamada Amaanka oo lagu soo qabtay Qoryo iyo Moobilo

   

10:25 pm | Posted in Somali News | Read More »

TAHNIYAD DHALASHO

  Annaga oo ah dhamaan reer Dr Xasan    Ismaaciil Yusuf Iyo Reer Maxamed Cajeb waxa aanu tahiyad u diraynaa Abkor Maxamed Cajeb iyo Idil Xasan Ismaaciil oo uu wiil ugu dhashay 28/2/2012 magaalada London waxana aanu Ilaahay ugu baryeynaa in uu noqdo kii diintiisa dadkiisa iyodalkiisana anfaca. waxa aanu leenahay soo barbaar. Aamiin aamiin  Amina [...]

8:04 pm | Posted in Hambalyo,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Koox walib lib iyo guul u gaar ah oo aan cidi la wadaagin ayay u damaashaaday

  “Waa laguu gafoo waa lagaa gardaraadayee,  Gacalkaad lahayd baa yaxaas afkaaga gashee, ma gam oo hurdo wayga guurtee, Galbataye Allow  gaban yahay  ku gargaar, Garabkaaga Ilaah ha galee, garabkaaga Ilaah ha galee, Garabkaaga Ilaah ha galee, garabkaaga Ilaaha ha galee”.  Ilaahay ha naxariistee waa ereyadii, laxankii iyo luuqdii Cumar Dhuule Cali   Shirkii London [...]

8:01 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Wikileaks oo Daabacay Sirro Muujiyey Xidhiidhka ka dhaxeeyay Sirdoonka Pakistan iyo Osama, in M/weynaha Venezuela Sannad Gudihii Geeriyoon Doono iyo in Israel Weerartay Xarumaha Nuclear-ka Iran

  Islamabad (Togdheernews)- Warsidaha Wikileaks, ayaa daabacay warbixino iyo Emailo tilmaamaya in hoggaamiyihii hore ee Al-qaacida ee Maraykanku hawlgalka ku dileen Osama Bin Laden xidhiidho la lahaa hay’adda sirdoonka Pakistan. Warbixintan waxay caddaysay in ugu yaraan 12 ka mid ah saraakiisha ugu sarsareeya hay’adda sirdoonka Pakistan ee ISI (Inter-Servic Intelligence) ay yaqaaneen, xidhiidhna la laahaayeen [...]

7:56 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Hawlgal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo D/ Hoose iyo Dhexe si Wada Jir ah ugu Qaadeen Caasimadda Hargeysa

  Hargeysa (Togdheernews)- Hawlgal Jid-bannayn ah oo Dawladda Hoose ee Hargeys iyo Dawladda Dhexe  ka waddeen maalmihii u dambeeyey waddooyinka caasimadda, ayaa saaka subaxnimadii dhaliyey rabshad abuurtay dhaawac iyo dhimasho , kadib markii gacan ka hadal rasaas dhaliyey  ka dhex dhacay ciidammada bilayska  iyo ganacsatadii laga raraayey hareeraha jidka weyn ee hor mara khayryada. Hawlgalkan [...]

7:51 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News,Sports | Read More »

Somaliland Shirka London Maxaa Uga Soo Baxay? By Rashid Garuf,

Somaliland waxay ka soo gudubtay muddo soddon cisho ah oo aad iyo aad looga doodayay in Somaliland tagto Shirka London iyo in kale: Markii doodahanu dhacayeen inta badan xog fiican lagama haynin sida shirku u dhacayo, laakiin shicibka Somaliland gudaha iyo dibadaba way ka qayb galeen doodan. Markii madaxwaynaha Somaliland go'aansaday in shirka laga qayb [...]

3:20 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

DOOD CILMIYEED KU SAABSAN BARASHADA CILMIGA DHAQAALAHA IYO XAALADDA DHAQAALAHA SOMALILAND OO LAGU QABTAY JAAMACADDA GOLLIS BERBERA.

    waxa xalay magaalada Berbera lagu qabtay dood cilmiyeed ku saabsan barashada cilmiga dhaqaalaha iyo faaidada, iyo weliba xaaladda dhaqaalaha Somaliland.   Kulankan waxa soo qabanqaabiyey ardayda seniors kulliyadda dhaqaalaha ee jaamacadda Camuud Borame, waxana kala qayb qaadanayay ardayda dhaqaalaha barata ee jaamacadda Gollis Berbera.   Dhiinka kulliyadda MS-IT ee jaamacadda Gollis Berbera mr [...]

2:57 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)