telesom
logo
logo
logo
Home » 9:57 pm Entries posted on “December, 2011”

Sanadka Cusub waxaanu ku soo dhawaynaynaa gobonimo , Beled Weyne Waxaanu uga Baxnay Xeelad Dagaal.

Muqdisho -(Togdheernews.com)- Wasiirka Gaashan dhiga Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in Ciidamadda Dowladda Somaliya oo garab ka hellaaya Ciidamadda Dowladda Itoobiya, inay maanta cagta mariyeen gumeystihii Shabaab ee Baladweyne sida uu yiri. Sidoo kale wuxuu sheegay Wasiirku  in Ciidamadda Dowladda Somaliya ay sanadka cusub ku soo dhaweeyeen gobonimo, ayna meesha ka saareyn Xoogaga Shabaab oo uu [...]

9:57 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Xarun Cusub oo loogu Talagalay Wax u Qabashada Dadka Naafada oo Laga Furay Burco.

  Burco(Togdhnews)- Xaflad  loogu   talagalay Furitaanka Xarun cusub oo lagu sameeyo, laguna dayac tiro qalabka Naafada, Islamarkaana lagu baro dadka naafada Xirfado, oo ay ka so qayb galeen, Duqa Magaaladda Burco, Badhasaabka ku xigeenka gobolka , Gudoomiyaha Waxbarashadda, Xildhibaano iyo marti sharaf kala duwan ayaa lagu qabtay magaaladda Burco.   Cabdi Qaadir Carab Yusuf oo [...]

9:48 pm | Posted in Somali News | Read More »

Dawlada Kenya oo shaacisay Magacyada dadka looga shakisan yahay inay Kenya Qaraxyo ka fuliyaan.

Booliiska Kenya ayaa shaaciyay magacyada 15-qof oo ay sheegeen inay xiriir la leeyihiin Xarakada Al-shabaab, iyagoo sheegay inay ka yimaadeen Kismaayo soona galeen Kenya. Afhayeenka booliiska Kenya, Eric Kiraithe oo maanta la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in Al-shabaab ay doonayso inay hab cusub u adeegsato waxyeelleynta ammaanka Kenya, iyaguna ay adkeynayaan ammaanka guud. "Kooxdan waxay [...]

9:43 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Hay’adda MSF-Belgium oo shaacisay inay shaqaaleheeda kala baxayso Somalia.

Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF-Belgium ayaa sheegtay inay shaqaalaheeda ajnabiga ah kala baxayso Muqdisho balse ay kasii socon doonaan howlaheeda samofalka ah magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed ay hay'addu soo saartay ayay ku sheegtay in laba ka mid ah shaqaalaheeda Ajnabiga ah ay mar hore ka saartay Muqdisho, kaddib markii mid ka mid ah shaqaalaheeda [...]

9:37 pm | Posted in Somali News | Read More »

Tacsi ku socota: Tafaf-Tiraha guud ee shabakada Oodweynenews C/rashiid Jaamac Kaahin oo uu aabihii ku geeriyooday dalka Saudi Arebia.

  Aniga oo ah Adan Yusuf Elmi waxaan Tacsi tiiraanyo leh u  dirayaa Tifaf-Tiraha guud ee shabakadda Oodweynenews Md, A/rashiid Jaamac Kaahin oo Aabihii Marxuun Jaamac Kaahin ku geeriyooday Wadanka Sa,udi Arebia. Aniga oo ah Adan Yusuf Elmi  waxaan tacsi tiiraanyo leh u  dirayaan Tifaf-Tiraha guud ee shabakada Oodweynenews  md,A/rashiid Jaamac Kaahin oo aabihii Marxuun [...]

9:30 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti,Tacsi | Read More »

Itoobiya oo Markii u horeysay ka hadashay Dagaalkii ay ku gashay Beledweyne.

  Itoobiya(W/wararka)-Afhayeenka Dowladda Itoobiya Mr Bereket Simon oo galabta ka soo dhex muuqday saaxadda saxaafadda, ayaa wuxuu daaha ka qaaday in Dowladda Itoobiya ay u soo tafa-xeetay baacsiga Xoogaga Shabaab. Afhayeenka ayaa wuxuu sheegay in Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Mudane Shariif Sheekh Axmed ay u yeeratay Dowladaha dhaca Bariga Afrika, oo ay qeyb ka [...]

9:26 pm | Posted in Somali News | Read More »

Gabay Laga Tiriyay Dilkii Wariye C/Salaan Sh.Xasan Xiis.

  Abwaan C/Khani Xuseen Aadan oo ka naxay dilkii naxdinta lahaa ee loo-geystay Allaha u naxariistee Wariye C/Salaan Sheekh Xasan Xiis, ayaa wuxuu ka tiriyay gabaygaan. Siinleeyda gabgay mana rabin ianaan sameayaye sadrigeeyga kuma haayn inaan serjinbixiyaaye abwan sugane meeheyn oo xafaha soow rabo kayeesho Lakiin sababta igu dhalisayban soo gud binayaaye Nafto leeysma siiyiyo [...]

9:24 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Qarax lala Beegsaday Wasiirka Maaliyada iyo Gudoomiyahii Gobolka Boosaaso.

  Boosaaso(Togdhnews)-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta ay qarax ka badbaadeen wasiirka maaliyadda ee maamulka Puntland, Faarax Cali Shire iyo guddoomiyaha gobolka Bari ee maamulkaasi, Cabdisamad Maxamed Gallan xilli ay marayeen xaafadda New Boosaaso. Warar kala duwan oo ka soo baxaya sida uu u dhacay qaraxa, ayaa  tilmaamaya in loo adeegsday [...]

9:03 pm | Posted in Somali News | Read More »

GudoomiyahaXisbiga Ucid Eng. FAysal Cali Waraabe Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo tagay Boorame.

Boorame-(Togdheernews.com)-Gud. Xisbiga Ucid Eng. FAysal Cali Waraabe iyo wfdi uu hogaaminayo ayaa maanta Boorama soo gaadhay, waxana ay waftigani markii ay Boorama soo gaadheen ay kulano la yeesheen qaybaha kala duwan ee Bulshada.   Shir Jaraaid oo ay gaar u qabteen ayaa waxa uu Gud. Xisbiga Ucid Eng. FAysal Cali Waraabe ka waramay ujeedada booqashadooda [...]

7:00 pm | Posted in Somali News | Read More »

Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Beesha Bariga Burco oo ku dhaawaqay in uu dib u dhacay shirkii ka furmi lahaa degaanka Taala Buur.

Burco -(Togdheernews.com)- Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali iyo Boqor Maxamuud Cali Carab ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqaya, in uu dib u dhacay shirkii ka furmi lahaa Degaanka Tuuladda Taala Buur, ee ay isugu iman lahaayeen Beelaha Bariga Burco iyo Beesha degaanka Buhoodle. Hadalkan ayaa salaadiintu kaga dhawaqi doonaan  shir jaraa'id ,oo ay maanta ku [...]

2:53 pm | Posted in Qoraalada Muhiimka ah,Somali News | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)