telesom
logo
logo
logo
Home » 11:09 pm Entries posted on “November, 2011”

Xulka gobolka Saaxil oo lagu sagootiyey Berbera.

 

11:09 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Ciyaarihii Gobolada Somaliland oo Berito ka furmaya Burco iyo Madaxweyne ku xigeenka oo ka Qaybgalaya.

Burco(Togdhnews).u diyaar garowgii qabanqaabadii ciyaaraha gobollada Somaliland ee ka socday xarunta gobolka Togdheer ayaa, haatan maraya gabagabadii u dambaysay,waxaana soo wada gaadhay magaalada Burco kooxihii siddeeda gobo lee ka qayb galayey tartanka ciyaaraha gobollada ee ka dhacaya Burco. Waxaa dhammaanba la dhamaystiray agabkii loogu talo galay ee qabashada ciyaaraha,iyadoo si weyn loo qurxiyey garoonka lagu [...]

11:03 pm | Posted in Qoraalada Muhiimka ah,Somali News | Read More »

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Wadani oo si weyn loogu soo dhaweyey Berbera.

 

11:01 pm | Posted in Somali News | Read More »

Gudiga Diwaangelinta oo daboolka ka qaaday Ururada Shuruudihi looga baahana Buuxiyey

  Hargeysa (Togdheer)- Guddida Diwaangelinta Ururrada-siyaasadda iyo Ansixinta axsaabta qaranka, ayaa maanta faahfaahin ka bixiyey go’aanno ay soo saareen oo ku saabsan marxadadaha sharci ee ururrada siyaasaddu ku ansaxayaan, iyaga oo sidoo kalena ka warramay ururrada maray nidaamkii sharice ee is diwaangeliyey, bixiyeyna lacagtii cashuurta ahayd ee looga baahnaa. Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda oo shir [...]

9:20 pm | Posted in Qoraalada Muhiimka ah,Somali News | Read More »

Somaliland Presidential guard Hits Haatuf Reporter on the Face at Hargeysa Airport

Somaliland Presidential guard Hits Haatuf Reporter on the Face at Hargeysa Airport http://www.medeshivalley.com/2011/11/somaliland-presidential-guard-hits.html   Mohammed Ahmed Ali http://www.medeshivalley.com/ © Up to date Horn of Africa news and articles covering Somalia , Somaliland and beyond, published by Medeshi Group.

9:17 pm | Posted in English News,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Dadaala Reer Balidhiig iyo Daryeel La,aanta Xukuumada Somaliland Mabadheedhaa Mise Waa Dhoyla,Aan Gaar Ahaan..

Marka hore waxaa sharaf dhammaanteed u sugnaatey Boqorka Raxmaanka SWT ee ii suurto galiyey in qoraal kooban ka yidhaahdo dadaalka Shacabka dagaanka Balidhiig oo u tafaxaytay inay dagaan kooda iyo dalkooda ay horumariyaan cidna ayna waxba ka sugun hadii ay tahay haayad ama Dowlad intaba,Marka xiga waxaan salaan qaddarin, sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa [...]

9:04 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Xukuumadda oo Heshiis aan Somaliland Manfac Buuran u Lahayn la Gashay Shirkado Shidaalka Qoda

  Shirkado laga leeyahay dalalka Ingiriiska iyo Imaaraadka Carabta qorshaystay inay dakhliga shidaalka dalka qaataan 97.5%, halka Somaliland oggolaatay in 2.5% qudha la siiyo Dubai (Togdheernews)- Dawladda Somaliland, ayaa heshiis aan dalka manfac buuran u lahayn la gashay shirkadda Ophir Energy oo laga leeyahay dalka boqortooyada Ingriiska, taasoo shidaalka ka qodi doonta degaannada dhinaca badda [...]

3:38 pm | Posted in Somali News | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ingiriiska oo Tilmaamay Waqtiga ay Go’aan ka Gaadhi karaan Qaddiyadda Somaliland

  London (Togdheernews/Daily Mail)- Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Mr. William Hague, ayaa markii ugu horreysay tilmaan cad ka bixiyey waqtiga dawladdiisu go’aan cad ka gaadhi doonto qaddiyadda madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Mr. Hague waxa uu si mug leh uga hadlay rabitaanka shacabka Somaliland ee la xidhiidha madaxbannaanidooda, isagoo ammaanay horumarka dhinacyada kala duwan leh [...]

3:35 pm | Posted in Somali News | Read More »

Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo Lagu Qabtay Gudaha Magaalada Wajaale

  Gabiley (Togdheernews)- Ciidanka Booliska Somaliland oo kaashanaya laanta socdaalka, ayaa gacanta ku dhigay tahriibayaal Itoobiyaan ah tiradoodu gaadhayso 19 qof oo ku dhex dhuumanayey gudaha degmada Wajaale ee Gobolka Gabiley. Tahriibayaashan oo si dhuumasho ah ku soo galay gudaha magaalo-xuduudeedka Tog-wajaale, isla markaana gadhwadeen u ahaa muwaaddin degaankaas u dhashay oo ku qariyey guri [...]

3:32 pm | Posted in Somali News | Read More »

Dhallinyaro Gadoodsan oo Weerar ku Qaaday Safaaradaha Ingiriisku ku Leeyahay Dalka Iran

Tehran (Togdheernews)Mudaharadayaal Iran u dhashay, ayaa shalay weerar dhagaxaamayn ah ku qaaday safaaradda Ingiriiska ee ku taala magaalo madaxda Tehran iyo xarun kale oo dibloosaamiyiinta Ingiriisku leeyihiin, kadib markii ay ka gadoodeen wadahadala iyo muranka reer galbeedku kaga wada xajoonayaan barnaamijka Nucliyaarka Iran. In ka badan 20 dhallinyaro ah oo mudaharaadayaal ah ayaa waxay xoog [...]

10:04 pm | Posted in Arrimaha Diinta,Somali News | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)