Qof kasta oo dunidan ku nool waa uu noqon karaa waxa uu maankiisa ku hayo, haddii uu dadaal dheeraad ah la yimaado. Dunida waxa soo maray haween kala duwan oo ku guulaystay himiladoodii, in kasta oo dadku carabkooda u badiyaan dumarka waxa saameeya dhaqanka iyo diinta ay leeyihiin, haddana waxa jirta haween badan oo dunida [...]
11:36 pm | Posted in Somali News | Read More »
Laascaanod-(Togdheernews)-Hal Askari ayaa ku dhaawacmay fiidnimadi caawa, ka dib markii qarax lala beegsaday saldhig Boolis oo ku yaala konfurta magaalaada Laascaanod ee xarunta gobolka Sool. Qaraxan ayaa la sheegay in uu ahaa laba bambo gacmeed lagu tuuray saldhigaasi wakhti ay ka socoto waajibaadkoodi shaqo , sida u ku soo waramay Wariyaha Togdheernews [...]
10:33 pm | Posted in Somali News | Read More »
Laascaanood(Togdhnews)- Laba Qarax oo waaweyn ayaa, goor dhaweyd ka dhacay koonfurta magaalada Laascaanood,kuwaasoo si weyn looga dareemay daafaha magaaladaasi. Sida uu ku soo waramayo wariyaha Shabakada Togdheernews,ayaa sheegayaa in Qaraxasi ka dib ay ka bilaabantay goobtaasi noocyada rasaasta kala duwan oo laysku waydaarsanayo,taasi hada socota. Waxa wariyuhu intaasi ku daray , inaan ilaa hada [...]
7:58 pm | Posted in Somali News | Read More »
Dowlada hoose ee Boorama ayaa maanta howlgal lagu xadaynayo xabaalaha galbeedka magaalada Boorama ku guddo jira, maayarka magaalada Boorama oo shaqadaasi ay la wadeen joomitirada dowlada hoose oo cabirayay qorshe loo qoondeeyey in qof la aasayo lagu aaso qiyaas dhan 2M ilaa 2.5M oo isku wareeg ah loolana jeedo sidii dhulka loogu tashiili lahaaa [...]
7:48 pm | Posted in Somali News | Read More »
Ururka AL-HUDA AL-ISLAAMI ee fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa ayaa deeq raashin ah u qaybiyay 550 qoys dadka danyarta ah ee ku nool xaafadaha SH.Axmed Salaan iyo SH.Cali Jawhar waxaana loo qaybiyay raashin iskugu jira Bariis, Daqiiq iyo Saliid, goobihii lagu qaybinayay raashinkaasi ayaa waxa ka hadlay Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Awdal Cabdi Nuur Sugaal [...]
7:46 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Dhacdo layaab leh ayaa waxay ka dhacday magaaladda Karimganj ee Gobolka Guwahati ee dalka India, kadib markii oday 120 sano jiro uu guursaday haweeney iyana jirta 60 sano oo buura ah. Haji Abdul Noor oo u dhashay dalka India, misena jira 120 sano oo buura ah, ayaa wuxuu guursaday haweeney lagu magacaabo Samoi Bibi, kadib [...]
7:35 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »
Ninkaas oo dhalasha ahaan ka soo jeeda dalka Shiinaha ayaa ah haatan 71-sano jir waxa uuuna ahaa intii uu noolaa mid bil walba caba 5-3 Litter oo shidaal ama Naafta ah si uu uga tirtiro xanuuno soo waajihi jiray xiliyo badan gaar ahaan dhanka xabadka waxa uuna u tagay tiro Dhaqaatiir ah si ay uga [...]
7:25 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Recent Comments