telesom
logo
logo
logo
Home » 7:30 pm Entries posted on “September, 2011”

Dawlada KMG oo aqoonsatay Mucaaridka Liibiya.

Golaha wasiirada ee xukuumada Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku sheegeen inay ku aqoonsadeen golaha KMG ah ee dalka Liibiya, waxayna sidoo kale kulankooda uga doodeen qodobbo dhowr ah. Qodobbada ay uga doodeen kulankooda ayaa waxaa ka mid ahaa deeqaha waxbarasho ee dowladda Turkiga ay ugu deeqday ardayda Soomaaliyeed, iyadoo kulanka uu [...]

7:30 pm | Posted in Somali News | Read More »

Hogaamiyihii Jasiirada Carab ee Al Qaacida oo lagu Dilay Yemen.

Hogaamiyihii Jasiirada Carab ee Al Qaacida oo lagu Dilay Yemen. Hogaamiye Sare oo ka tirsan Al-Qaacida ayaa lagu dilay Dalka Yaman ,kadib markii ay weeeraro ay iska kaa shadeen Mareykanka iyo Ciidanka Yaman lagu qaaday goob uu ku sugnaa. Hogaamiyaha Al-Qaacida ee  la dilay ayaa ahaa ninki ugu sareeyay Al-Qaacida Jazirada Carabta kaas oo lagu [...]

6:58 pm | Posted in Somali News | Read More »

Waa Nooce Faysal Cali iyo Xulafadiisu. By mahamud mohamed jama

Faysal iyo xulafadiisa waa sida ay wax ku fahmaan.     waxaan halkan ka salaamyaa, shacbka iyo dowlada sonaliland mucaarradka sida fiican u fakara , waxaan cambaaraynayaa inta yar ee doonaysa in ay majara habaabiyaan shacabka somaliland iyagoo ugu soo gabanaya xisbi muraacad ah sida Udub iyo ucud. runtii xibsiga ucud isaga laguma tilmaami karo [...]

6:30 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Hanbalyo meher Farxad leh Jimcaale Yuusuf Ismaacil iyo Safiya Cabdilaaahi Saleeban

dhamaan  dadkan  hoos ku  xusani  waxay  hambalyo  meher  u  dirayaan  boqorka  iyo  boqoradA    JIMCAALE  YUSUF  ISMAIL  IYO    SAFIYA  CABDILAHI  SALEBAN  OO  MEHERKOODU  KA  DHACAY  29/09/2011  magaalada  burco  ee  gobolka  Togdheer.                         Aabo  cabdilahi  saleban  iyo  hooyo  aamina  yusuf axmed,  cadhays  cabdilahi  iyo [...]

6:27 pm | Posted in Hambalyo,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Siilaanyo oo si qaawan oo ka baxsan Siyaasada u weeraray Faysal Cali Waraabe.

hadaan hoos ugu dego mawduucan aan magacan  siiyay waxaa habeen kii xay saqdii dhexe isagoo jiif iyo joogba diiday shir jaraa,id qabtay madaxweyne siilanyo , mr, silanyo waxa uu si kabaxsan anshaxa siyasada uu ugu weeraray shirkiisaa jaraa,id gudoomiye faysal mr, silanyo waxa uu garan waayey cidan aad lahadlayso marka hore miyan ka mid ahayn [...]

5:49 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo laysma gaadhine Rag hortii ha cadhoon , Ummadana hadal qabaw kula hadal .

madaxweyne siilanyo ayaa qabtey xaley  saqdii dhexe shir jaraa’id   ,hadaba  akhristaw markaad maqashey shirkan jaraa’id ee saqde dhexe ah maxaad u fahantey in madaxweynuhu uga jeedey  ? . Madaxweyne  Siilanyo waxa uu shirkiisaa jaraa’id kaga Hadley dhawr qodob oo runtii aan ku habooneyn in uu sidaas udhigo hadalka  ,  waxa hadalka madaxweynaha ka muuqatey cadho [...]

5:43 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Mudadda Xisbiyada Mucaaridka ah u hadhay Waa Intee… By Muuse Axme Cali

Udub iy Ucid  waxa u hadhay uun inta la furayo ururada waayo cidna ma matalaan aynu samirno 4 builood .   Labada xisbi ee Ucid iyo Udub oo aan lahayn wax qaab dhismeed xisbi ah oo mid walba nin leeyahay ayaa ka hadala ummda ayaheeda  horta may iyagu is dhisaan . Haddaba nimankaaas oo hadh [...]

5:40 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Siilanyo oo Siyasada Ku Khaatuma Xumaystay !

Shirkii iyo hadalkii xalay ee madxwayne siilanyo ee gocashada ku yimi   kuma aha  oo qudha wax laga xumaado shacabka reer somaliland iyo  somaliba, laakin waxaa lagu xasuusan doonaa  inuu ahaa kii abid ugu xumaa  ee madaxwayne xil haya iyo qof siyaasi ah ku hadlo, si saboolnimo ku jirto loo diyaarshay loona yidhi, cadho iyo daal [...]

5:38 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Aadan Ruush oo Madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyey in uu is casilo.

Wasiirkii hore ee wasaarada hawlaha arimaha guud iyo guryaynta aadan maxamuud diiriye aadan rush ayaa si ba’an u dhaliilay hab socodka xukuumada madaxwayne siraanyo   Aadan ruush oo jir jaarid ku qabtay Hotel Askar ee magaalada gabiley  waxa uu ugu horayn ka hadlay siyaasada uu mahiiga  ku wada Somaliland oo uu kuladhaqmeyo isagoo awooda state [...]

5:35 pm | Posted in Somali News | Read More »

DEEGAANKA LAFTA BOQOR OO COLAAD KA ABUURANTAY

  Dhamaan dadkii ka soo jeeday xisbiga kulmiye godobtana ku galay ayaa labadii daraf ee ay beeshaasi daganayd laga bilaabay fadeexad iyo hurin colaado hor leh beesha deegaan ahaan leh magaalada gabiley ayaa ah beesha kaliya ee qodob ka gashay xisbiga kulmiye ee sl iyo reer gabileyba og yihiin xukuumadii daahir ryaaleba geed qodax leh [...]

5:34 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)