telesom
logo
logo
logo
Home » 11:36 pm Entries posted on “August, 2011”

Wafti ka Socda Dawlada Sweden oo Booqday Muqdisho.

Raysul wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka ganasciga iyo warshadaha ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, Cabdiwahaab Ugaas Xuseen ayaa maanta la kulmay wasiirdda iskaashiga caalamiga ee dalka Sweden, Gunilla Carlsson oo booqasho ku tagtay magaalada Muqdisho. Labada wasiir ayaa waxaa ay ka wadahadleen sidii ay dowladda Sweden gacan uga geysan lahayd gargaarka loo fidinayo dadka [...]

11:36 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Dil ka dhacay Degaanka Sool.

Hal qof ayaa dhintay qof kalena wuu dhaawacmay, kaddib markii ay rasaas ku fureen dabley hubaysan oo ku sugan deegaanka dooxada Kacaya oo 40 km dhinaca waqooyi kaga beegan degmada Taleex ee goblka Sool. Dadka deegaanka Kacaya ayaa sheegay in qofka la dilay iyo qofka la dhawaacay ay ka tirsanaayeen dadka xoolo dhaqatada ah ee [...]

11:25 pm | Posted in Somali News | Read More »

Masuuliyiin ka Socda UNHCR oo booqday Magaaladda Muqdisho

Madaxa hay’adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR, António Guterres oo maanta gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah wakiillada hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa caalamiga ah. António Guterres oo kulanka kaddib saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wakiillada uu la kulmay uu kala hadlay sidii loo midayn lahaa howlaha [...]

11:14 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Haweeney Soomaaliyeed oo Ninkeeda si naxariis dara ah ugu Dishay Magaalada Johannesburg ee Dalka K/Afrika

Magaalada Johannesburg ee Dalka K/Afrika waxa ka dhacday Dhacdo Xanuun iyo uur kutaalo reebtay kadib markii ay halkaasi Haweeney Soomaaliyeed ay habeen hore Ninkeedii iyada u dhaxay ay Dil arxan dara ah ugu geesatay. Haweeneyda ayaa la sheegay in Ninkeead Xili uu hurdayay ay Toorey ku dishay iyadoona dhoor meel kaga dhufatay toorey si uusan [...]

11:05 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka | Read More »

Shirkadda Coca-Cola oo 1.4 Million ugu deeqday dadka Abaaruhu saameeyeen.

Shirkadda sameysa Sharaabka  Coca-Cola ayaa ugu deeqday dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya oo ay ku dhufatay abaartii ugu xumayd muddo 60-sano ah lacag gaadhaysa 1.4 milyan oo doollarka Mareykanka ah si loo gargaaro dadka ay abaarahaas saameynta xukun ku yeesheen. War-saxaafadeed kasoo baxay shirkadda ayaa lagu sheegay in lacagta loogu iibin doono dadka ay abaaruhu [...]

10:59 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka | Read More »

Galkacayo: Maydad Dad la garan laayahay oo laga helay magaaladaasi.

magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa  la sheegaya in maanta meydka afar qof oo la garan waayay la soo dhigay daafaha magaalkadaasi.   Meydka dadkaan oo la soo dhigay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo iyo waddada magaaladaasi ku xidha gobollada dhexe ayaa la sheegay in la geeyay cusbitaalka Gaalkacyo ee dhinaca koonfureed. Sarkaal [...]

10:50 pm | Posted in Somali News | Read More »

Hargaysa: Tartan aan noociisa hore loogu arag Somaliland Oo Lasoo Gabogabeeyey

Tartan aan noociisa hore loogu arag Caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo Bishan barakaysan ee Ramadaan-ba socday, ayaa  lagu soo gebagabeeyey isla Hargeysa . Kaasoo loogu tartamayey curinta ama samaynta iyo ku luuqaynta Qasaa’id lagu ammaanayo Nebigeennii Suubbanaa ee Muxamed nabadgalyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee (S.C.W). Xildhibaan Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaale oo ka tirsan Mudanayaasha [...]

10:48 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Maxaad ka ogtahay 10 Dictator ee Afrika ugu waa waynaa

1. Idi Amin Dada – Uganda: Waxaa uu dhashay dalka uganda waa nin muslim ah hadane waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa nin wanaagsan balse uu ka tan badiyay xukun jeceylka, waxa uuna ugu danbeyntii kalaaftay nafta boqolaal shacab ah oo ka soo horjeeday xukunkii kali taliga ahaa, waxa uu xilka dalka qabsaday 1970-kii waxa uuna [...]

10:36 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta | Read More »

Axmed Godane oo sheegay inay Al Shabaab u kala baxeen Munaafiqiin iyo Muminiin.

Horjoogaha ugu sareeya maleeshiyaadka Al-Shabaab Axmed Godane ayaa cambaareyn kulul u jeediyey xubno ka tirsan Al-Shabaab oo uu ku eedeeyey in ay caqabad ku yihiin dagaalka maleeshiyada ee ka dhanka ah dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Axmed Godane oo fariin maqal ah soo diray ayaa sheegay in dagaallada ugu dambeeyey ay u kala qaybiyeen Shabaabka [...]

7:58 pm | Posted in Somali News | Read More »

Puntland oo Xabsiga u taxaabtay Ganacsato u dhashay Gobolada Bay iyo Bakool.

Ciidamada booliska ee magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa maanta xabsiga u taxaabay in ka badan 50 qof  oo ganacsato ah oo ka soo jeeda gobollada Bay iyo Bakool. Dadka Ganacsatada ah ayaa laga soo qabqabtay xilli ay ku sugnaayeen goobahooda ganacsiga oo isugu jiray carwooyin, dukaamo iyo goobo yar yar.  Xadhiga dadkaan ayaa la [...]

7:55 pm | Posted in Somali News | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)