telesom
logo
logo
logo
Home » 1:58 pm Entries posted on “July, 2011”

Talada Midowga Afrika ee dalka Libya

  Hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika ayaa ku baaqay xabbad joojin dalka Libya oo ay ku xigi doonto wada hadallo dhexamra dowladda Libya iyo mucaaradka si loo helo xal siyaasadeed oo kumeelgaar ah oo ku dhammaan doona in dalka ay ka dhacaan doorashooyin dimoqraaddi ah. Hindise arrintan ku saabsan oo laga soo saaray shir-madaxeed Midowga Afrika oo [...]

1:58 pm | Posted in Somali News | Read More »

Baaq degdeg ah ee Qaramada Midoobay

  Madaxa hawlaha bani’aadanimada ee Qaramada Midoobay, Lady Amos, ayaa ku baaqday in tallaabo degdeg ah la qaado si wax looga qabto nafaqa darrada ka dhalatay abaaraha ba’an ee ka taagan geeska Afrika. Gobolkaas waxaa haysata biyo yaraantii ugu darnayd tan iyo sanadkii 1951-kii, hay’adaha gargaarkuna waxay sheegayaan in toban milyan oo qof oo ku [...]

1:54 pm | Posted in Somali News | Read More »

Dagaal ka qarxay koofurta Mudug

  Dad ka badan 20 qof ayaa ku dhintay dagaal labo beelood, oo ka soo kala jeeda koofurta Gaalkacyo iyo Cadaado, ku dhexmaraya degaan ka tirsan koonfurta Gobolka Mudug ee Soomaaliya. Weriyaha BBC ee Muqdisho Maxamed Maxamuud Dhoorre ayaa la socday collaadan dib uga dhex qaraxday 2-da qolo oo dhowr jeer oo hore degaannadaas dagaallo [...]

1:51 pm | Posted in Somali News | Read More »

Isticmaalka Gaaska Dabiiciga

Tanzaniya ayaa waxay soo saarta gaaska dabiiciga, meelaha gaaska dabiiciga laga soo saaro waxaa ka mid ah Jasiirada Songo Songo. Waxaa mashruucan iska kaashaday shirkado gaar loo leeyahay, dowlada Tanzaniya, Bangiga Aduunka iyo Bangiga Maalgalinta ee Yurub, waxaana lagu maal galiyay lacag dhan 320 million oo dollar. Korontada ay is ticmaasho magaalo madaxda Daresalam waxaa [...]

1:36 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka | Read More »

Shidaal laga raadinayo Harada Tanganyika

    Afartan iyo lix milyan oo dollar heshiis ah ayay kala saxiixdeen dowladda Tanzania iyo shirkad shidaalka ee Australiya, Beach Energy, si looga raadiyo shidaal saliid iyo Gaas dhinaca koonfureed ee harada Tanganyika. Lacagta ayaa loo isticmaali doonaa in lagu raadiyo shidaalka, laguna dhiso kaabayaasha dhaqaalaha ee gobolka. Wasiirka Tanzania ee Macdanta iyo Shidaalka,William [...]

1:30 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka | Read More »

Shidaal laga raadinayo Harada Tanganyika

  Shirkadaha gaarka ah leeyahay ee Isgaarsiinta iyo Xawaaladaha ayaa waxay noqdeen ganacsiyada ugu wayn ee ka abuurmay Soomaaliya markii ay burburtay dowladii Soomaaliya. Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Xawaaladaha ayaa adeegooda ay hadda aad iskugu soo dhawaanayaan, lacagta ay dadka isku diraan ayaa hada waxaa lagu diraa teleefoonada Mobilka. Shir caalami ah oo looga hadlaayo technolajiyada [...]

1:28 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka | Read More »

anacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfurta dalka Suudaan

  Sabti, July 02, 2011 (HOL) – Ganacsade Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay magaalada Jubba ee Koonfurta dalka Sudan, waxaana weerarkaas lagu dhaawacay laba kale oo Soomaali ah, sida ay sheegeen ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Jubba. Cabdul-qani Cabdullaahi oo ah ganacsade Soomaaliyeed oo ku sugan Koonfurta dalka Suudaan oo maanta la hadlay [...]

1:23 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka | Read More »

Wimbledon 2011: Novak Djokovic hails ‘dream come true’

  Novak Djokovic said he was ecstatic after adding the Wimbledon title to his new status as world number one. Despite a third-set wobble the Serb, 24, beat Rafael Nadal 6-4 6-1 1-6 6-3 to secure his third Grand Slam title. Djokovic, who ensured he would displace Nadal at the top of the rankings by [...]

1:19 pm | Posted in Sports | Read More »

Maxkamadda Boosaaso oo Hal sano oo xarig ah ku xukuntay Wariye Faysal Boston oo ka tirsan Bahda Hiiraan Online

  Wariye Faysal Boston oo afar maalmood ku jiray xabsiga Boosaaso ayaa lagu eedeeyay in laba nin oo iyagoo gowracan lagu arkay duleedka Boosaaso uu ku sheegay inay xirnaayeen dharka ciidamada Puntland. “Maxkamaddu waxay Faysal ku eedeysay laba qodob oo kala ahaa inuu daabacay war uu ku sheegay in shacabku ay codsadeen inuu iscasilo madaxweyne [...]

1:14 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta | Read More »

Kampala Accord infringes on Somalia’s sovereignty and healing prospect

  The Kampala Accord (KA), drafted under the direction of President Yoweri Museveni of Uganda and Dr. Augustine Mahiga, the Special Representative of Secretary General (SRSG) resembles the colonial treaties signed by Somali Traditional Leaders for personal gains or rivalry.  President Sheikh Sharif and Speaker Sharif Hassan signed the KA on June 9, 2011 in [...]

9:30 am | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)