Home » 11:53 pm
Entries posted on “June, 2011”
Midowga Afrika oo sheegay inay guulo ballaadhan ka gaadheen dagaallada Muqdisho iyo Itoobiya oo shaacisay in saraakiil sare oo Al-shabaab ka tirsani ku dhinteen dagaallada Addis Ababa (Jam/WALTA)- Dawladda Itoobiya ayaa shaacisay in saarakiil sare oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib oo ka tirsan kooxda Al-shabaab lagu laayey dagaalada xooggan ee ka socda magaalada [...]
11:53 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
AHNIYAD Xaaji Maxamed Siciid Ducaale iyo qoyskiisa, Nuux Siciid Ducaale & qoyskiisa, Ismail Siciid Ducaale & qoyskiisa, Xasan Ducaale iyo qoyskiisa, Cabdirashid Maxamed Siciid iyo qoyskiisa, Siciid Maxamed Siciid iyo qoyskiisa, Saleebaan Maxamed Siciid iyo qoyskiisa iyo dhammaan reer Siciid Ducaale oo aan u kala hadhin – gudo iyo dibedba – waxay tahniyad kal [...]
10:56 pm | Posted in Hambalyo | Read More »
Waxaanan leenahay ilaahay marxuumka naxariistii janno haka waraabiyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Alhan Maxamed Jamac , Agaasimaha Guud Mudane , iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadu waxay tacsi u dirayaan Caasha Xamda Maxamed Ahmed oo ka tirsan shaqaalaha wasaaradda oo dhawaan saygeedi Mustafe Yusuf Balayax ku geeriyooday dalka Maraykan. Waxaanan [...]
10:49 pm | Posted in Tacsi | Read More »
Waa Bog aanu u samaynay Tacsiyada aad soo gaarsiseen Hadhwanaagnews tifaftiraheda Ahmednassir Jibril Farah. Waxan halkan tacsi uga dirayaa guud ahaan dhammaan qosyka reer Jibriil Faarax, eheligiis iyo asaxaabtiis oo adduunka dacaladiisa ku kala nool. Waxanse gaar ahaan u tacsiyadaynayaa walaaladay: Siciid Jibriil Faarax, Barkhad Jibril Farah Hodan Jibril Farah Ahmednasir Jibriil Faarax, [...]
10:30 pm | Posted in Tacsi | Read More »
waxanu hambalyo u boogaadin u diraya cabdisamad mohamud abdilahi iy o degmo mohamed diriye oo jooga magalad london oo meheer koodu ka dhacay magalada hargeisa . Hodan maxamuud Aadan kaltuun caydid Aaden iyo carurteeda nimco ismael carab iyo carurteeda ladan abdirahaman iyo odaygeeda iyo carurteeda ,,dadka oo kala jooga london iyo norway [...]
6:15 pm | Posted in Hambalyo | Read More »
-Gaadhi uu leeyahay taliyaha hawlgallada ciidamada Puntland ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo, Muuse Axmed Cabdiraxmaan (Muuse Xasaasi) ayaa saaka lala beegsaday qarax, kaasoo wax khasaare ah u geysan taliyaha iyo ilaaladiisa. Qaraxa oo ka dhashay waxyaabo qarxa oo la dhigay guriga taliyaha hortiisa, ayaa sababay inuu burburo gaadhigii, iyadoo aan la sheegin wax khasaare [...]
11:24 pm | Posted in Somali News | Read More »
Kulan qado ah oo ay wada yeesheen Wasiirka Arimaha Dibada,DR. Maxamed Cabdillaahi Cumar, sulaadiin iyo sheekhal baladka magaalada Hargeysa. Kulankaas oo ka dhacay hotelka Summer Time, arimaha ugu mihiimsanaa ee lagaga wada hadlay waxa ka mid ahaa; iswaraysi iyo wada tashi ay kaga hadleen xaalada guud ee dalka dhinacyadiisa kala duwan. Sulaandiinta kulankaas ka [...]
11:20 pm | Posted in Somali News | Read More »
Hargeysa (Somaliland.org) – Guddoomiyekuxigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka, Xirsi Cali X. Xasan oo laga siidaayey xabsi maxkamad la’aan ah oo uu ku jirey muddo bil ah ayaa sheegay inuu dacwad ku oogayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, mudane Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro), isaga oo ka daba joogga eeddii hore wasiirku ugu eedeeyey Xirsi inuu [...]
11:18 pm | Posted in Qoraalada Muhiimka ah | Read More »
http://www.youtube.com/watch?v=OfICZMMr0JM”
Bishii March ee sannadka 2008, State Department-ka dalka Maraykanku waxay shaaca ka qaadday in qaar ka mida shaqaaleheedu ay koombiyuutarada ka eegeen macluumaadka la xidhiidha araajida baasaboorada ay ka dalbadeed dawladda saddexda musharax ee madaxweyne ee kala ahaa Barack Obama, John McCain iyo Hillary Clinton, iyada oo raad-raaca kombiyuutarada laga ogaaday magacyada shaqaalahaas iyo wakhtiyada [...]
11:07 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Waxaa arrin aad looga yaabo ah in wararka ka soo baxaya Nairobi iyo xafiiska Augustine Mahiga, ergeyga gaarka ah ee dib u heshiinta soomaaliya uu dhawaan somali-land kula taliyey in aaney dan u aheyn ka qeybgelida shirarka dib u heshiisiinta soomaaliya, iyadoo aad arinkaa looga yaabey,waayo waxeynu u heysaney hore in uu [...]
10:55 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »
Recent Comments