Togdheer News » Somali News
Xubno ka Mid ah Mujaahidiintii SNM ee Gobolka Togdheer oo Bayaan ay Soo saareen kaga hadalay Duruufaha adag ee ku gadaaman Fariina u Diray Madaxweynaha.
Burco (Togdhnews)-  Xubno ka mid ah mujaahidiintii  SNM ee Gobolka Togdheer, ayaa soo saaray  bayaan qoraal dheer ah oo  kaga hadlayaaan duruufaha  adag ee ku gadaaman iyo sida  xukuumaddu  uga dhabayn wayday   ballanqaadkii ay  u qaaday mujaahidiinta.
Qoraalkan oo mujahaadintu soo gaadhsiiyeen xafiiska TogdheerNews ee magaalada Burco, waxa isagoo dhamaystiran uu u dhignaa sidan:
1. Ugu horreyn waxaannu nahay masuuliyiinta halgamayaashi dhiigoodii u soo huray dalkan Somaliland ee SNM
2. Xukuumadda   KULMIYE   waxay ku ololaysay waxaanu mujaahiinta SNM u qabanaynaa waxqabadka ugu horreeya xukumaddayada, taasna waa laga waayay xukuumadda, mana jirto wax loo qabtay ilaa hadda.
3. Waxay yidhaahdeen waxaannu siinaynaa mujaahiinta SNM agaasime guud oo uga adeega dhinaca xukuumada, taasna lama fulin, kama hayno Xukuumada
4. Waxa nala maqashiiyay in loo ururinayo mujaahiinta sanduuq dhaqaale oo wax loogu qabanayo, taasna ma hayno cid wax loogu qabtay, mana garanayno cid wax   ku urursanaysa.
5. Sida la ogyahay mujaahiintu 95% waa bilaa camal, waxana ka mid ah agoomo, kuwa waalan, kuwa naafo ah.
6. Agoonta   mujaahiintu   ma haystaan hoy (guryo) iyo waxbarasho midnaba, maalin kastana way agoomoobayaan, waayo maalin kasta wax baxaaya mujaahid la ildaran naafadii hore.
7. Waxa la sheegay in ayn mujaahidiintu leeyihiin 30%, khayraadka dalka sida, shaqada, Caafimaadka, waxbarashaada iyo iwm, taasna lama arag hadal mooye
8. Waxa hadda bilawday   kuwii bur buriyay dalka, diyaarahada iyo taangiyadda   ku weeraray, dhiiga dadka   qul-qulkiisa ku qaatay darajada; ayaa hadda la yidhi darajada isu qora idinku, taayadii   iyo toodiiba, taasna waanu cambaaraynaynaa, mana taagerayno.
9.    Waxaa jira xafiisyo ku magacaaban, mujaahidiinta oo ah magic u yaal, waxay u qabtaan mujaahiintana aanay jirin oo layskaga anbiyay mujaahiinta, lagana reebay bulshada iyo dalkaba.
10. Bulshadda Somaliland waxaanu leenahay miyay na qabataa in la nala ilaawo.
11. Waxaannu si sharaf leh uga codsanaynaa madaxweynaha qaranka Somaliland, in aad arrinta mujaahiinta si qoto dheer wax uga qabatid.
12. Waxaannu leenahay mudane madaxweyne wixii aad noogu ballanqaaday noogaga dhabee, waxna u qabo mujaahidiintii aad soo wada halgateen.
Magacayada   ku saxeenan   bayaankan:
Axmed Ismaacil Bullaale
Dhegjar aadan Cabdillaahi
Cabdi Ibraahim Kaarshe
Gaas Axmed Dirir
Cabdillaahi Ismaacil Axmed
Cabdirisaaq Xaaji Cali Maxamuud
Jaamac Cali Cabdi (Gaas)
Khaliif Yuusuf Nuur
Yusuuf maxmaed Ismaacil
Daahir Xasan Caabbi
Cabdiraxmaan Faarax Ciise
Cabdillaahi Xandulle Cilmi
Cabdi Ismaacil Axmed
Saleebaan Ismaacil Cawed
Warsame Goorane Cali
Maxamed Muuse Xayd
Ibraahim Cabdi Joof
Xuseen Aadan Caraale
Ismaacil Cabdi Cali (Farey)
Bashiir Aw Aadan Carab.
TogdheerNews…Burco
Buug Cusub oo Daboolka ka Qaaday in Madaxweynihii Maraykanka ee Kennedy uu Taageeri jiray Hitler
Buug cusub oo laga soo saaray dalka Jarmalka, ayaa daboolka ka qaaday in Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Mr.Kennedy uu si qarsoodi ah u jeclaa, ulana dhacsana hoggaamiyihii NAZI iyo Madaxweynihii Jarmalka Adolf Hitler.
Buugga cusub ayaa soo baxay waqti ay soo dhawdahay boqoshada uu Madaxweynaha Maraykanka ee Obama ku tegaayo magaalada Berlin hal toddobaad ka hor sannad-guuradii ka soo wareegtay hadal taariikhi ah oo uu Madaxweyne Kennedy ku ballanqaaday in Maraykanku Midnimo ka dhalin doono Yurub dhexdeeda, waqtigii lagu guda jiray dagaalkii qaboobaa.
Buuggan waxa lagu soo bandhigay waraaqo uu qoray Kennedy dagaalkii 2aad ee adduunka ka hor, kuwaasoo ay ku qornaayeen erayo uu ugu qushuucnaa Adolf  Hitler oo lagu dhaleeceeyo inuu sabab u ahaa dagaalladii waaweyna ee adduunka ka qarxay.
Erayada uu qoray Kennedy waxa ka mid ahaa, “Shayadii ugu fiicna ee Jarmalku gaadhay, waa maxay shadaadiintan hantiwadaaga ee la barbardhigaya fashiitayaasha.”
Erayadan waxa ka muuqda inuu aad u taageeraayo Germalka, balse uu nacayb u hayo Ruushka oo uu ka jecel yahay nidaamka Jarmalku ku shaqaynaayey waqtigaas.
Sidoo kale Kennedy wuxuu August 21, 1937 oo laba sanno ka horraysay intii aanu dagaalkii 2aad qarxin wuxu qoray erayo ay ka mid ahaayeen “Dhab ahaantii Jarmalku aad bay u fiican yihiin, dadkuna way xumadaan markay naftooda difacayaan. Qoomiyada Nordic waxay u muuqdaan qaar ka sarreeya Romans.”
Kennedy inuu u qushuucna nidaamka Hitler ee Nazi Jarmalka buugga fashilay waxa cinwaan u ah “John F. Kennedy-Among the Germas. Travel Dairies and Letters 1937-1945’ oo macnaheedu yahay John F- Kenndy ku dhex milmay Jamarlka, xuustiisii safarada iyo waraaqihii 1937 ilaa 1945.
Dhanka kale, Joe P Kennedy wuxuu qaaday tallaabooyin uu si xoogan ugaga soo horjeedo in dagaal lala galo Jarmalka, arrimahaasna waxay ka mid ahaayeen waxyaabihii dhaawacay siyaasadiisa, waxaannu aad u necba dagaalada, isagoo marar badan qabanqaabiyey inuu kulan la qaato Adolf  Hitler, kuwaasoo aanu ka ansixin sharci-dejinta Maraykanka iyo hay’adaha hawlahaas ku shaqada leh..
Ibraahin Khadar Siciid..Hargaysa.
Bayaan ay soo Saareen Xubno Madaxdhaqameed Iyo Waxagarad ah.
Hargeysa(Togdhnews):-Madax-dhaqameedka, Odayaasha, Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka beesha Arab ee Subeer-celi reer (Samokaab) ayaa shirar is-daba jooga ay beeshu aayahooda kaga tashanaysay, ayaa waxay isla garteen inay gebi ahaanba Kalsoonidii kala noqdaan Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Cali Aw Yuusuf Axmed, kadib markii ay ku eedeeyeen inuu had iyo jeer ku hawlan-yahay iska horkeenka beesha iyo xukuumada iyo inuu cadeystey cadaawad-gaara oo uu ku hayo beesha.
Waxa kale ay beeshu ka dalbatey xukuumada madaxweyne Siilaanyo inay saamigii beesha ay uga fadhiyaan.
Sidaa waxay Madax-dhaqameedka,Odayaasha, Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka beesha Arab ee Subeer-celi reer (Samokaab) ku sheegeen Bayaan ay ku saxeexan yihiin.
Waxaanu bayaankaasi u dhignaa sidan:
“Anaga oo ah Madax-dhaqameedka, Odayaasha,Aqoonyahanka iyo Waxgaradka beesha Arab ee Subeer Cali, gaar ahaan reer (Samakaab) ayaa shirar is-daba jooga oo ay beeshu todobaadkii ugu danbeeyey-ba yeelanaysay ayaa waxa ka soo saartey bayaan ay kaga tashanayaan aayahooda Siyaasadeed iyo Xildhibaankii ay beeshu ku lahayd Golaha Wakiillada oo ah Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Cali Aw Yuusuf Axmed oo noqday mid kala fogaynaya beeshi soo dooratay iyo Xukuumadii.
Hadaba, waxaanu ku eedeeynaynaa Cali Aw Yuusuf Axmed inuu si cad isaga horkeenay beesha iyo xukuumada,iyada oo ay ahayd inuu isu soo dhaweeyo labada dhinac.
Sidaa daradeed, waxay beeshu cadeynaysa inay kalsoonidii gebi ahaanba kala noqotey Xildhibaankaas, kadib markii ku kacay qodabadan hoos ku qoran:
1.    Xildhibaan Cali Aw Yuusuf waxa uu Sabab u ahaa inay beeshu ka qaado mansabyadii Xukuumada ee ay xaqa u lahayd,isaga oo markii laga dalbaday in beesha uu cid ka keeno uu keenay dad ka tirsan qoyskiisa hoose
2.    Markii ay xukuumaduu arrintaasi uu watay waxba uga fuli-waayeen waxa uu bilaabay mucaaridad balaadhan oo aanay beeshu kula soconin.
3.    Xildhibaanku waxa uu is-hortaagay murashixiintii Doorshadii Golaha deegaanka Xisbiga KULMIYE beeshu ay ka soo sharixi lahayd, taasina waxay sababay inay labadii murrashax ee ay beeshu soo sharaxday-ba ay u wareegaan Urur-Siyaasadeedkii XAQSOOR, halkaasna ay beeshu ku weyday xubinimadii golaha deegaanka.
4.    Kulankii ay beeshu xukuumada ugu gudbisay tabashadooda oo ay xukuumaduna ka garowday, kadib waxay uu Xildhibaan Cali Aw Yuusuf bilaabay inuu baabiyo xidhiidhka reerka iyo xukuumada,isaga oo beesha ku odhanaya xukuumada waxba inooma hayso.
5.    Waxa Xildhibaanku hore uga saarey labadii xubnood ee ay beeshu ku lahayd Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, kuna bedelay dad caa’iladiisa ah.
Sidaa daradeed, markay beeshu garowsatey qodobada kor ku xusan, isla markaana ogaatey inaan xildhibaanku xukuumada iyo Xisbiga talada haya iyo beeshii soo dooratey midna dan ugu maqnayn, balse ku hawlan kala fogaynta beesha iyo xukuumada waxay go’aansatey  oo ay isku afgarteen sidan:
a)    Beeshu waxay kalsoonidii kala noqotey gebi ahaanba Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Wakiillada Cali Aw Yuusuf,isla markaana wax tallo iyo tusaale ah midna loo weydiinin arrimaha beesha.
b)    Waxaanu la socodsiinaynaa Xukuumada iyo cidkasta oo ay khuseysaba in arrimaha reerka lagala xidhiidhayo guddida beesha reer Samakaab (Subeer-celi).
c)    Beeshu waxay taageersan tahay xukuumada talada haysa iyo Xisbiga KULMIYE sidii ay horeba u taageersanayd, isla markaana waxay uga fadhidaa xukuumada saamigii ay beeshu ku lahayd. Waxaanu Xisbiga KULMIYE la socodsiinayna xubnihii Golaha dhexe ee beeshan (Reer Samokaab) oo uu Xildhibaanku si sharci-daro ah uga saarey Xisbiga inaanu ka doonayno masuuliyiinta Xisbiga”.
Waxaana Bayaankan ku saxeexna Madax-dhaqameedka, Aqoonyahanka iyo Odayaasha Beesha Arab Subeer-celi ee reer Samokaab.
1.    Garaad Cismaan Xuseen Siciid
2.    Caaqil Ismaaciil Yuusuf Cabdi
3.    Caaqil Maxamed Maxamuud Cali
4.    Caaqil Maxamuud Qawdhan Muxumed
5.    Caaqil Xuseen Maxamuud Guuleed
6.    Caaqil Xiis Ibraahim Mooge
7.    Oday Dayib Cabdi Barre
8.    Jaamac Maxamed Aadan
9.    Oday Maxamed Xaashi Xasan
10.    Oday Maxamed Caydiid Muuse
11.    Oday Cismaan Maxamuud
12.    Eng Aadan Cali Axmed
13.    Eng. Liibaan Aadan Cali
14.    Garyaqaan Cabdikariin Xuseen Siciid
15.    Garyaqaan Khadar Koosaar Muxumed
16.    Aqoonyahan Maxamed Cali Xuseen
17.    Aqoonyahan Maxamed Cabdiqaadir Siciid
18.    Garyaqaan Axmed Maxamed Faarax
19.    Oday Jaamac Axmed Yoos
20.    Oday Siyaad Yuusuf Xasan”.
Mustafe Janaale ..Hargaysa
Hay’adda Al Nour Charity Foundation oo soo Bandhigtay Mashaariic Khayriya oo ay Dalka ka Fulisay
Hargeysa (Togdheernews)-Hay’adda arrimaah khayriga ah ka shaqaysa ee Al Nour Charity Foundation, ayaa maanta xaflad ballaadhan u qabatay furitaanka masaajido malcaamod cusub oo ay dhistay, sidoo kelena haydyado guddoonsiiyey arday 300 arday gaadhaya oo ka tirsan maclaamado quraan ay gacanta ku hayso hay’addu.
Xafladdan oo ay hay’addu ku qabsatay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex, Agaasimaha Guud ee Dib-u-dejinta Cali Biikalo, culima’udiin, masuuliyiinta iyo shaqaalaha hay’adda iyo marti sharaf kale oo tiro badan.
Sidoo kale xafladdan waxay hay’addu ku soo bandhigtay waxqabadkeedii ay qabatay muddo sannad iyo badh ay jirtay, taasoo ay u badnaayeen sakooyin ay bixisay, masaajido ay dhistay, agoon ay gacanta ku hayso oo ay kafaalo qaateen muwaadiniin u dhashay dalka Qadar.
Mr.  Maxamed Axmed Kaahin oo ku hadlaayey afka hay’adda Al Nuur Charity Foundation, ayaa sheegay in hay’addan oo muddo yar jirtay ay ka waxqabad badan tahay hay’addo muddo dheer jiray oo dalka jooga, isagoo si faahfaahsan uga hadlay waxyaabaha ay qabatay hay’adda.
Hay’adda Al Nuur Charity Foundation waxay dhistay malcaamado badan oo ku yaal degmooyinka Axmed-Dhegax, 26 June, xaafadda Malko Durduro, waqtigana waxay dhismaheeda dhammaysay malcaamad quraan ku taal xaafadda New Hargeysa, waxaanay hay’addu  kafaalo qaadatay dirayska malcaamadahan lagu dhisanaayo.
Hay’addu waxay gacanta ku haysa agoon tiradoodu dhan tahay 201 agoon oo midkiiba ay siiso $120 dollar, waqtigana qaatay 7 jeer, sidoo kale waxay xannaanaytooda iyo daryeelkooda gacanta ku haysa carruur dhimirka wax ka qaba, naafana ah, kuwaasoo wax kasta oo u baahan yihiin siisa,” ayuu yidhi Maxamed Axmed Kaahin.
Badhasaabka Gobolka Hargeysa oo halkaas ka hadlay , ayaa isagu daboolka ka qaaday in hay’addan waxqabadkeedu aanu yarayn, isagoo ku amaanay masuuliyiinteeda in ay wax badan dalka ku soo kordhiyeen.
Mr. Cabdirisaaq Saleebaan Yuusuf oo ka mid ah masuuliyiinta ugu sarraysa hay’adda Al Nuur Charity Foundation, ayaa wuxuu si gaar ah u amaanay marwadiisa Farxiya Maxamed Maxamuud oo uu ku tilmaamay in ay ku dedaashay sidii dadkada ay ugu shaqayn lahayn, gaar ahaan inta baahan ay caawimooyin uga soo qaadi lahayd dadka reer Qadar, isagoo xusay in habeen iyo maalinba ay ku dedaalaysay in ay dadka jilicsan ee Somaliland wax u qabato.
Sama-wada oo ah hooyo waayeel ah, isla markaana gacanta ku haysa ubad aan waalid lahayn ayaa iyaduna amaantay masuuliyiinta hay’adda oo ay sheegtay in wixii waqtigan ka dambeeya ay kala shaqayn doonaan carruurtay gacanta ku hayso sidii wax loogu qaban lahaa.
Sama-wada carruur ay gacanta ku hayso ee ay waxbarashadooda kafaalo qaaday, ayaa xafladda ku soo bandhigay siday wax u barteen, iyagoo nashiidooyin diini ah halkaas ka qaaday.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dib-u-dejinta Cali Bikalo, ayaa ballanqaaday in xukuumadoodu ay hay’addan u fududayn doonto waxyaabaha looga baahdo dawlad ahaan, isagoo ku amaanay masuuliyiinta hay’adda muddada yar ee ay jirtay waxqabadka badan ee ay qabatay.
Hay’addan ayaa bishan gudaheeda bixisay lacag dhan $500 kun oo dollar oo ay ku caawisay jeelka weyn ee Somaliland, cisbitaalka Dhimirka ee magaalada Hargeysa, waadhka bukaan-jiidhka ee cusbitaalka weyn, dhakhtaro magaalada Burco iyo Gabilay ah iyo sidoo kale dadweyne dan yar ah oo lacag seko ah loo qaybiyey.
Ugu dambayntii Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare) iyo Agaasimaha Dib-u-dejinta  Cali Biikalo, ayaa jaa’isado halkaas ku guddoonsiiyey ardayda ka tirsan malcaamadaha ay hay’addan gacanta ku hayso.
TogdheerNews..Hargaysa
Tababar Ku saabsan wacyigalinta Sharciga baadhista Hilibka oo ka furmay Burco
Xukuumadda Somaliland Oo La Filayo Inay Ka Baxdo Wada Hadalada Ay La Bilowday Somaliya Iyo Sababaha Loo Aanaynayo
Hargeysa(Togdhnews)-Dawladda Somaliland ayaa la sheegay inay qorshaynayso sidii ay uga bixi lahayd wada hadalka ay la bilowday dawladda Somaliya, ka dib markii ay dawladda Somaliya jebisay qaar ka mid ah qodobadii lagu heshiiyay.
Inkastoo aanu jirin war rasmi ahi, haddana warar uu Geeska Afrika ka helayo ilo xogogaal ah ayaa tibaaxaya, suurtogalnimada inay Somaliland dhawaan ku dhawaaqdo inay ka baxday wada hadaladii ay la lahayd dawladda Somaliya, iyadoo daba socota hadal uu Madaxweynaha Somaliya ku beegay 22 guuradii ka soo wareegtay madaxbanaanida Somaliland oo uu qadiyadda Somaliland ku sifeeyay dareen caadifadeed. Dhawaaqan Madaxweynaha Somaliya, wuxuu toos uga hor imanayaa mid ka mid ah qodobadii ay labada dawladood ku kala saxeexdeen Turkiga oo dhigayay in laga dheeraado luuqad kasta oo dhaawacaysa wada halada Somaliland iyo Somaliya.
Sidaas darteed, waxa la sheegay inay dawladda Somaliland xidhiidho la samaysay qaar ka mid ah dawladaha sida weyn ugu lug lahaa wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo uu Geeska Afrika isku dayay inuu mawduucan wax ka weydiiyo ayaanay u suurtogelin.
Dad badan ayaa aaminsan in Madaxweynaha Somaliya, uu qaaday olole diblomaasiyadeed oo ka dhan ah Somaliland tan iyo wixii ka dambeeyay shirkii Turkiga oo natiijadii ka soo baxday ay dood ka dhex abuurtay Baarlamaanka dalkiisa. Xasan Sheekh Maxamuud, arrimaha uu ku talaabsaday wixii ka dambeeyay shirkii Turkiga waxa ka mid ah qorshaha uu ku doonayo inuu kula wareego hawada, taas oo ay Somaliland kaga jawaabtay inay duulimaadyada qaramada midoobay ka mamnuucday garoomadeeda.
Geeska.
Burco: Shirkada Kaah oo Xafiis Cusub ka furatay Xaafada Koosaar/SAWIRO
Hamiga iyo Shaqada Culus Dumarka Waxay ka Dilaan Muqaalkooda Quruxda
Cuntada Lagu Kaydiyo Bacda amma Caagaha oo la Ogaaday in ay Carruurta ku Sababto Dhiig-kar
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Xaaladda Kismaayo
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed oo ka qeyb-galay shir madaxeedka urur-goboleedka IGAD ee xalay ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa shirka ka sheegay xaaladda magaalada Kismaayo iyo aragtida dowladda ee gobollada Jubbooyinka.<wbr></wbr>
<wbr>
Madaxweynaha waxa uu sheegay in dowladdu ay diyaar u tahay sidii xal waara loogu heli lahaa arrinta Kismaayo.
Waxa uu sheegay in mar hore ay habbooneyd in ergooyinkii shirka Kismaayo ay maqlaan baaqyadii isdaba joogga ahaa ee ku wajahnaa in shirkaasi uu noqdo mid waafaqsan dastuurka, dowladduna ay hoggaamiso iyo in Soomaalida deegaanku ay ka wada qeyb-galaan shirka.
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa dhowaan lagaga dhawaaqay maamulka Jubbaland ee uu madaxweynaha ka yahay Axmed Madoobe, balse dowladdu ayaa rumeysan in uusan ku dhisneyn sharciga waafaqsan dastuurka dalka.
editor@togdheernews.com
</wbr>