Home » Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka
You are browsing entries filed in “Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka”
Nin u dhashay Ingiriiska, ayaa xaday hool uu xafladdii arooskiisa ku qabsaday, kadib markii isaga iyo saddex ay saaxiib yihiin oo hubaysan dib ugu noqdeen hoolkii caruuskiisu ku qabsoomay, dabadeedna ka qaateen lacag badan, khamri iyo kombuyuutarro hoolka dhex yaallay. Mr. Christopher Richard oo gabadhiisu uurkii ugu horreeyey u leedahay, ayaa haatan xabsi ugu jira [...]
10:36 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Ubadka aadka u yaryar ee waalidkood amma dadka ka qoyska kala tirsan sigaarka ku dul cabbaan, ayaa la caddeeyey inay noloshooda dambe noqdaan qaar bulshada ka soocma oo dabeecaduna ka xumaato. Cilmi-baadhis ay sameeyeen khubaro reer Kanada ah, ayaa sheegtay in qiiqa sigaarka ee carruurtu naqas ahaan u qaato inuu dhaawac ku [...]
11:20 am | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Qaybta labaad ee taxanaha kaftan-siyaasadeedka ah ku soo bandhigi doonna naanaysaha xanta ah ee suuqa ugu jira Wasiiru-dawlayaasha, Wasiir-ku-xigeennada iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha guud ee wasaaradda Xukuumadda Somaliland, waxaanay kala yihiin sidan; WASIIRU-DAWLAAASHA & WASIIR-KUXIGEENNADA: Wasiir Keyse Cabdi Yuusuf, Wasiirul-dawlaha Nabadaynta Gobollada Bari, dib-ugu-noqosho jabhadayn ayuu ku maqan yahay. Mr. Cismaan [...]
10:51 am | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Gabadh da’deedu yar tahay oo u dhalatay Gobolka California ee dalka Maraykanka, ayaa soo jiitaday dareenka shirkadda Google, kadib markii ay dunida ku soo kordhisay qalab yar oo baytariga telefoonka gacanta ku dabaynaya 20 daqiiqo oo kaliya. Jaarjarkan xawaaraha ku dabaynaya moobillada waxay samayntiisu ka soo fushay maskaxda gabadh 18 jir ah oo la yidhaa [...]
8:53 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Cilmi-baadhis qaadatay muddo 11sanno ah oo ay fulisay Jaamacadda Harvard ee Maraykanka, gaar ahaan mac-hadkeeda dhaqaalaha oo lagu sameeyey 650 qabiil oo ku kala nool 190 waddan oo adduunka ah, ayaa bedka soo dhigtay inuu dalka Uganda ee bariga qaaradda Afrika ku yaal kaalinta ugu horraysa ka galay dalalka ay ku nool yihiin qoomiyadaha kala [...]
7:12 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Isticmaalka badan ee telefoonnada gacanta ayaa la xaqiijiyey inuu sababo xannuunka dhiig-karka oo keenay inay hadallo qallafsan isweydaarsadaan dadka moobillada ku wada xidhiidha, siday sheegtay cilmi-baadhis cusub oo ay sameeyeen dhakhaatiir Talyaani iyo Maraykan ah. Cilmi-badhayaashu waxay heleen in ku hadalka telefoonka kor u qaado xawliga dhiigga, kadibna garaaca wadnuhu bato, sidaasna qofka ku qaado [...]
7:08 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Nairobi-(TogdhNews)- Nin loo maleynayo in uu ka tirsanaa kooxaha argagaxisada ah iyo xaaskiisa ayaa aroortii saaka lagu dilay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, bambana waa laga helay gurigiisa. Lix boolis ah ayaa ku dhaawacmay howlgal qaatay siddeed saacadood oo boolisku ay doonayeen inay ku xidhaan ninka. Boolisku waxay sheegeen in ninku uu qorsheynayay in uu [...]
3:50 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Xildhibaannada Baarlamanka Soomaaliya ee dabada ka riixaya mooshin ka dhanka ah Ra’iisal-wasaare Saacid oo dhowaan Baarlamanka hordhigay, ayaa shaaca qaaday in ciidamo ka tirsan nabadsugiddu ka horjoogsadeen kulan qado ah oo ay ku lahaayeen hudheel ku yaal magaalada Muqdisho. Xildhibaannada mooshinka watay oo shir-jaraa’id ku qabtay shalay xarunta Golaha Shacabka Qaranka ee Muqdisho, ayaa cambaareeyey [...]
3:36 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Shirkad ku taal caasimadda Abu Dhabi ee dalka Imaraadka Carabta, ayaa shaqaalaheeda ka mannuucday inay goobta shaqada la galaan telefoonnadooda gacanta ee gaarka ah, waxaanay masuuliyiinta shirkaddaasi ku hanjabeen in qofka lagu qabto isagoo ka jawaabaya moobilkiisa uu shaqada waayi doono. Shirkaddan oo magaceeda la qariyey ayaa shaqaalaheeda la socodsiiyey in moobillada laga ururinano marka [...]
9:34 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Xog-ururin ay sameeyeen khubaro Maraykan ah, ayaa caddaysay dabeecadaha kala geddisan ee ay leeyihiin dadka ku kala nool waddamada qaaradda Yurub. Xogtani waxay daboolka ka qaadday in dadka Faransiisku yihiin qaar han weyn oo kibirkoodu aad u badan yahay, halka shacabka Ingiriiskuna isu haystaan inay yihiin dadka dunida ugu kalsoonida iyo aaminaadda badan. Dadweynaha Faransiisku [...]
2:58 pm | Posted in Ganacsiga iyo Xiisaha Todobaadka,Somali News | Read More »
Recent Comments