telesom
logo
logo
logo
Home » Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta You are browsing entries filed in “Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta”

Maxkamad Macmuucday Baahinta Sawirro Maraykanku ka Qaadeen Meydkii Osama Bin Ladeen

Maxkamadda Rafcaanka ee Federaalka Maraykanka, ayaa xukun ka soo saartay Salaasadii toddobaadkan in la baahiyo siro waaweyn oo ah 50 sawir oo muujinaya dilkii Osama Bin Laden iyo sidii maydkiisu u ekaa markii ciidammada Maraykanku qudha ka jareen bishii May ee sannadkii 2011. Xukunkan oo ay soo saareen saddex garsoore oo ka tirsan Maxkamadda Rafcaanka [...]

10:28 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Jaaliyadda Denmark oo Deeq Lacageed u soo dirtay Cisbitaalka Maandhaye Burco.

Burco-(TogdhNews)- Jaaliyadda Somaliland ee degaanka dalka Denmark ,gaar ahaan magaaladda odisa ayaa deeq lacageed oo dhan 700$ u soo diray cisbitaalka Maandhaye, ee magaaladda Burco. Deeqdan lacageed oo uu siday Mr.Axmed Aadan Axmed oo ka mid Jaaliyadda Denmark, waxa todobaadkii hore  uu ku wareejiyay Jamaal Maxamed Warsame iyo Baashe Aw -Yuusuf oo ka mid ah [...]

10:38 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Burco: Qaar ka mid ah Ciyaartoyga gobolka Togdheer oo Dhaliil iyo Canaabarayn u xanbaariyey Wasiirka Ciyaaraha Somaliland/SAWIRO Badan.

Burco-(TogdhNews)- Qaar ka mid ah Ciyaartoyga gobolka Togdheer oo maanta shir jaraa’id ku qabtay huteel Nasiye ee magaaladda Burco, ayaa eedaymo u jeediyey wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Somaliland iyo madaxda wasaarada ciyaaraha gobolka Togdheer. Waxaanay Ciyaartoygani shaaca ka qaadeen khilaaf ka dhex aloonsan kooxaha ciyaaraha gobolka Togdheer. Waxaana halkaasi ka hadlay Maxamed Cabdi Maxamed (Cadho) [...]

5:56 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Hargeysa: Suldaan Afar Xaas Oo Uu Qabo Guri Isugu Geeyay Iyo Talada uu u Soo jeediyay kuwa guurka ka baqa.

Hargeysa(Togdhnews)-Suldaan Maxamed Muuse Nuur ( Abu-Sufyaan ), oo ka mid ah muwaadiniinta Somaliland, ayaa ku guulaystay inuu guursado afar haween ah isla markaasna uu wada dajiyo hal guri iyaga iyo carruurtoodaba. Suldaan Maxamed Muuse waxa uu si xiiso leh uga sheekeeyay xaasaskiisan badan ee uu ku guulaysay inay rabash la’aan ugu noolaadaan hal guri iyo [...]

4:31 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Kaftan-siyaasadeed Muujinaya Masuuliyiinta Somaliland iyo Mid Kasta Waxa Maskaxdiisu ku Maqan Tahay

Maadaama ay hawlaha warbaahinta ugu muhiimsan yihiin wargelin, waxbarasho, madadaalo iyo xiiso-gelin, kuna koobnayn baahinta warar iyo dhacdooyin oo keliya, waxa uu wargeyska Jamhuuriya akhristeyaashiisa ugu talogalay qormo xiiso badan oo xambaarsan kaftan-siyaasadeed ku jihaysan madaxda iyo siyaasiyiinta Jamhuuriyadda Somaliland. Waa qormo aad iyo aad u xiiso badan oo wargeysku si mala-awaal iyo kaftan ku [...]

4:17 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

“ In Wada Hadal Laga Galaana Waa Xaaraan, Maxaa Yeelay Aan Wada Hadalno Waa Aan Heshiino”..Muj:Ibraahim Dhagaweyne

Hargeysa, May 21, 2013 (Togdhnews) – Mujaahid Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (dhagaweyne) oo ka mid ahaa hogaamiyayaashii milatari ee ururkii SNM ee dalka xoreeyay ayaa shacbiga Somaliland ugu baaqay in qaranimada iyo madaxbanaanida Somaliland ay ilaashadaan, shucuurtii wadaninimo ee ay ku mujiyeen xuska 22 guuradii ka soo wareegtay 18-ka May ee loo dabaaldagay Sabtidii todobaadkana ku [...]

8:08 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Ninkii Duubay Muuqaaladii Xasuuqii Hargeysa Oo Waramay Dhacadii Xunuunka badnayd

Hargaysa (Togdhnews):- Col. Axmed Xasan Huudle, oo ah ninkii duubay filimii ka marag muujinta u ahaa gabood faladii iyo dambiyadii taliskii Siyaad Barre kula kacay shacbiga Somaliland isla markaana dunida tusay tacadiyada taliskii Afwayne kula kacay shacabka, ayaa shalay wargeyska Dawan uga waramay qaabkii uu filimkaasi u qaaday. Filimkan uu Col. Huudle duubay ayaa si [...]

7:55 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Waxbarashada Wuu ka Saaqiday, Balse Maskaxdiisa oo Fikirtay Bayuu Bilyaneer ku Noqday!

Wiil Maraykan ah oo la yidhaa David Karp oo 26 jir, ay ayaa waqti yar ku noqday bilyaneer, kadib markii uu hindisay mareeg kuwa internetka ah oo shirkado waaweyn raalligeliyey sida shabakadda Tumblr. Masuuliyiinta ugu sarreeya shirkadda Yahoo ayaa Mr. David kula heshiiyey Sabtidii inay mareegtiisa caanka noqotay ka iibsadaan, taasoo ay booqdaan 100 milyan, [...]

4:37 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Jaaliyadda Somaliland ee Minnesota oo Si balaadhan Xusay 18 May/SAWIRO

Minnesota-(TogdhNews)- Sanadguuradi 22 aad ee ku soo wareegtay gooni  isu taaga Somaliland ayaa xafladan balaadhan oo si balaadhan   ay u soo agaasimeen Ururka Haweenka Somaliland  ee Tawakal ayaa lagu qabtay magaaladdaasi Minnesota.  Munaasibadan balaadhan ayaa  waxa ka soo qayb galey marti sharaf badan oo ka mid ahayeen Gudoomiyaha xisbiga Taladda haya  ee Kulmiye Muusue Biixi [...]

2:15 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Tuugo Casriyasan oo ka Dilaacday Burco Xadaysana Xoolihii baladiga ah.

  Burco(Togdhnews)- Xaafadaha magaalada Burco waxaa maalmihii u dambeeyay si weyn looga  qayliyay kooxo tuuga oo  xadaya  xoolaha ay haystaan xaafadaha magaaladu ee loo yaqaan  xoolaha belediga ah. Sida ay xaqiijiyeen dadka xaafaduhu waxa ay sheegeen in tuugtan ay ku guranayaan xoolaha baabuur,iyagoo isku sheegaya inay ka socdaan dawlada hoose ee burco islamarkaana  la ogolayn [...]

11:47 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)