Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
Kulanka: Bayern Munich v Barcelona Garoonka: Allainz Arena Garsoore: Viktor Kassai Waqtiga: 9:45 pm SGA (Saacada Geeska Afrika) Waxaa caawa bilaabanaya semi-finalka koobka ugu xiisaha badan kubada cagta adduunka ee Champions League iyadoo lugta hore ee semi-finalka ee kulanka ugu soo horeeya ay Allainz Arena ku dhexmari doonto kooxaha ku kala guuleystay Champions League [...]
11:57 am | Posted in Somali News,Sports | Read More »
Togdheer: Dhacdooyinkii ugu Mudnaa Sannadkii Tegay ee 2012 Warbixin – Keyse Axmed Digaale, weriyaha Jamhuuriya ee gobollada bariga Somaliland Burco (Jam)- Sannad waliba waxa uu leeyahay dhacdooyin lagu xusuusto oo si gaar ah ugu suntan. Haddaba, weriyaha Jamhuuriya ee gobollada bariga Somaliland Mr. Keyse Axmed Digaale, ayaa warbixin dheer ka diyaariyey dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa sannadkii [...]
4:31 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Qoraalada Muhiimka ah,Somali News,Sports | Read More »
Burco (Togdheernews.com)- Golaha cusub ee degaanka magaaladda Burco, xarunta Gobolka Togdheer, ayaa fadhigoodii ugu horreeyey ku ansixiyey miisaaniyad-sannadeedka dawladda hoose ee 2013-ka oo ay ku jirto korodhisiimada lagu sameeyey gunnada xildhibaannadu iyo mushaharka shaqaalaha dawladda hoose. Sida ilo-wareedyo xogogaal ah Togdheernews.com u xaqiijiyeen, fadhi ay golaha cusub ee degmada Burco yeesheen Khamiistii toddobaadkan oo saxaafaddu dibadda [...]
2:57 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News,Sports | Read More »
Ceerigaabo (Togdhnews)- Guddiga iyo TALO iyo TAWFIIQ ee beelaha Galbeedka Burco oo maalmihi u dambayeey ku sugnaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag, ayaa shir-jaraa'id oo ay halkaas ku qabteen shalay, waxay xukuumadda Somaliland ugu baaqeen inay ka digtoonaato wax-ka-beddel lagu sameeyo nidaamkii saami-qaybsiga beelaha ee Gobolka Togdheer. Sidoo kale, waxay ka hadleen [...]
6:43 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Sports | Read More »
Hargaysa (Togdhnews)- Madaxweynaha Somaliland Md.Axamed Maxamed Siilaanyo ,ayaa warsaaxafeed uu soo saaray goor dhaweyd ku sheegay inuu xilkii ka qaaday Badhsaabkii Gobolka Saaxail Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax) ,islamarkaana u magacaabay Cali Maxamed Cilmi, Sidoo kale waxa Warsaxaafadeedkan lagu sheegay in Xamarji mar kale loo magacaabay Badhasaabka Maroodi Jeex. Badhasaabka Saaxil Mr.Ramaax ayaa wararku sheegayaan [...]
10:59 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News,Sports | Read More »
Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo iyo xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa weji-gabax fool-xun kala kulmay doorashadii maayirka iyo maayir-ku-xigeenka Berbera, kadib markii ay ku fashilmeen dedaal xooggan oo ay ku doonayeen in xubno ay danaynayeen loo doorto maayirka iyo ku-xigeenka Berbera. Kulanka lagu doortay maayirka iyo maayir-ku-xigeenka magaalada Berbera oo ka dhacay xarunta maamulka gobolka Saaxil, [...]
8:01 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News,Sports | Read More »
Xaflad ballaadhan oo ay xilka kula wareegayeen maayirka cusub ee loo doortay degmadda Burco Sheekh Maxamuud Yuusuf Muraad iyo maayirkii hore Maxamuuud Axmed Xasan Dhegalaab, ayaa shalay ka dhacday magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Xafldan xilka lagula kala wareegayay oo ay ka gaybgaleen Maamulka gobolka, Wasiiru–dalaha Maaliyadda, Guddiga horumarinta, guddoomiyaha Jaamacadda Burco, Xildhibaannadda cusub, [...]
7:42 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News,Sports | Read More »
Berbera 19 Dec 2012 (Togdhnews)- Mudanayaasha cusub ee dhawaan loo doortay Golaha Degaanka Berbera, ayaa maanta doortay maayar iyo maayar-ku-xigeen lagaga adkaaday xisbul-xaakimka KULMIYE oo xisbi ahaan ugu tiro badnaa xildhibaannada ka soo baxay degmadaasi. Fadhi buuq dhaliyey oo maanta xildhibaannadu ku yeesheen xarunta dawladda hoose ee Berbera, ayaa a Maayarka Berbera loogu [...]
6:58 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Sports | Read More »
Salaadiinta waaweyn ee beelaha Subeer Awal iyo Garxajis oo ay wehelinayaan siyaasiyiin iyo xildhibaanno Baarlamanka ah, ayaa shirar xasaasi ah oo aan ujeeddadooda la shaacin shalay ilaa xalay ku yeeshay magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil. Salaadiinta guud ee beelaha Ciidagale, Habar/yoonis iyo Subeer Awal, salaadiin kale, siyaasiyiin iyo xildhibaanno ka tirsan Golaha [...]
3:16 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News,Sports | Read More »
Hargeysa-(Togdhnews)-Xildhibaan Cumar Nuur Waaye oo ka mid ah xubnaha golaha guurtida Somaliland ugu jira gobollada Togdheer iyo Sanaag ayaa sheegay in wasiiro ka tirsan xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ay ka dhex wadaan xaaldo iska horkeen iyo qalalaase ah, waxaanu tilmaamay in qoraalo colaado lagaga dhex hurinayo beelaha wada dega [...]
11:26 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News,Sports | Read More »
Recent Comments