telesom
logo
logo
logo
Home » Maqaal iyo Aragti You are browsing entries filed in “Maqaal iyo Aragti”

Guurtida Oo Ku Talisay In La Abuuro Xeer Lagu Joojiyo Tahriibka

Golaha Guurtida Somaliland, ayaa shalay war-bixin dhinacyo badan taabanaysay ka dhageystay guddida arimaha bulshada ee Golahaasi, waxayna markaa ka dib xildhibaanadu war-bixintaasi ka dhiibteen fikrado la xidhiidha sidii waxqabad loogu bedali lahaa war-bixintaasi.   Guddoomiyaha Guddida arimaha bulshada ee Golaha Guurtida Somaliland Muxumed Aw Axmed Xaaji Aaden oo Mudanayaasha Guurtida u akhriyey war-bixin sidoo kale [...]

11:01 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Diplomacy Today In Somaliland: A Tale Of Woe . By: Hassan Mohamed Toronto, Canada

Throughout its history, Somaliland, has excelled in producing intelligent, capable, dedicated officers in foreign diplomacy. From the first Foreign Minister of the then Somali Republic, Ahmed Yusuf Duale, who made the first speech for Somalia at the founding of the OAU.   Military officers who took part in the 1961 attempt to bring back Somaliland's [...]

9:54 pm | Posted in English News,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Dawladaha Masar iyo Itoobiya oo ku Heshiiyey in Biyaha Nile la Qaybsado, Wadahalladana la sii Wado

Addis Ababa (/W.Wararka)- Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Masar iyo Itoobiya, ayaa ku heshiiyey wadahadallo ay galeen kadib in biyaha webiga Niil la qaybsado, wadahallada iyo wada-xaajoodka labada dhinacna la sii wado. Dalalka Masar iyo Itoobiya waxa muddooyinkii u dambeeyey dhex aloosnayd xiisad xasaasi ah oo dagaal ku dhawaatay, kadib markii dawladda Masaaridu cadho ka [...]

9:37 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Arag,Maqal,Afkana xidho. W/Q:Xuseen Xasan Badmaax

Aafada siyaasadeed ee dalkan Jamhuuriyada Somaliland ku habsatay waa mid taariikhdu ka markhaati kacayso.Hadaynu soo jireenka aafada siyaasadeed dib u jaleecno oo aynu soo qaadano waaguu dhiigya cabkii Afweyne shacabkan ku bilaabay mashruucii uu ula baxay “madax-jebin” ayaa waxa uu samaystay ciidamo la odhan jiray “77″ iyo ciidan kale oo la odhan jiray “Duub Cas”. [...]

4:09 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Xirsi Oo Iska Wata Taariikh Sheegashadiisii SNM Iyo Isagoo Badka Soo Dhigay Taariikh Labaad Oo Been Ah by joofane

dhamaan waxaan salaamayaa bahda saxaafada meel ay joogaanba mar labaad waxaan salamaayaa asaxaabtayda qaaliga ah ee dunida dacaladeeda kala jooga, intaas ka dib waxaan maanta qalinnka u soo yara qaatay arin aan ber yahanba ku arkaayey wabsetyada oo dhan oo ah taariikhdii  SNM oo aad moodo in qof kii doona iska sheeganaayo iyo aanay ahayn [...]

4:07 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Labada xisbi Mucaarid ee Waddani iyo UCID waxay noqdeen laba Xisbi taag oon MUCAARID ahayn

labada Xisbi Mucaarad oo aan kaalintoodii shaqo ee dastuurku siiyay ugu shaqayn sidii la rabay ayaa ragadiyay siyasada Somaliland  ee gudaha iyo dibadaba iyagoo oo aan soo bandhigin siyaasado cad iyo qorsheyaal fulineed ee xaalkoodu noqday kolba hadal yar oo ay meel ka yidhaahdaan oo aanay wax awoodi la socon ,halkii ay dawlda si dhab [...]

4:02 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA AXMED CARWO

  GEERIDA IID IBAAHIM SICIID   INNAA LILAA WA INAA ILEYHI RAAJACUUN.   Waxaan tacsi u dirayaa xaaska, tafiirta,ehelka, qaraabada iyo asxaabta marxuum Iid Ibraahim Siciid oo ku geeriyooday Saudi Arabia. Waxaan marxuumka u baryayaa dambi dhaaf iyo naxariista Eebbe.    Iid Ibraahim Siciid waxuu ahaa oday ka mid ah tiirarka jaaliyadda Soomaliland ee Sacuudiga Waxuu [...]

3:57 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Sacabkii La Tumay IYo Maqaskii La Tabay !!! Qallinkii Cumar Seerbiya

Somalidu waxay ku maahmaadaa “hubsiimo halbaa lasiistaa “ oo ay uga jeedaan in layska hubiyo waxkasta intaan lagu dhaqaaqin fulintiisa , waxa kale oo kale oo ay maahmaahdaa ,“Intaanad falin ka fiirso”. Waxaanu u baxnay aniga iyo koox warfidiyeeno ah meel ka baxsan magaalada Hargeysa halkaasi oo aanu doonaynay in aanu kaga qayb-galno munaasabad uu [...]

9:56 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

DIMUQURAADIYAD: Dawlad masuul ah oo dadka matasha Q3…Ahmed Arwo

Salaan iyo nabadi korkiina ha ahaato. Assalaamu calaykum wa raxmatullaah wa barakaatu. Waa qormadii seddexaad ee geedi-socodka dimuquraadiyadda furan ee adduun weynaha. Ujeedada socdaalkeena taariikheed waa inaynu dhabadii la soo maray dib u qaadno, si aynu daawo ugu helno xanuunada aafeeyey nidaamka aynu indho la’aanta u qaadanay. Habkii wakiilnimada looga baahnaa in lagu helo Gole [...]

8:02 pm | Posted in Maqaal iyo Aragti | Read More »

Somaliland to stand by Ethiopia over any Nile water conflict

Somaliland to stand by Ethiopia over any Nile water conflict     (Medeshi)- Commentary – The Ethiopian and Somaliland people are among the Cushites that inhabit in the Horn of Africa . Both countries share boundary and similar culture . Thousands of Somalilnders live and have business in Ethiopia while more number of Ethiopians work in [...]

7:54 pm | Posted in English News,Maqaal iyo Aragti | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)