telesom
logo
logo
logo
Home » Somali News You are browsing entries filed in “Somali News”

Nuxurka Kulan Qado ah oo Dhexmaray Wasiir Duur Iyo Oday Dhaqameeyada Gobolada Awdal/Salal

Boorame (Togdhnews)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md. Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta hadhimo sharafeed u sameeyay odayaasha dhaqanka ee gobolka Awdal oo uu weheliyo Ugaaska Beelaha Gobolka Awdal Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, waxana ka soo qayb galay madashan Maamulka gobolka, kan degmada iyo masuuliyiin kale. Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xadi oo [...]

10:33 pm | Posted in Somali News | Read More »

Dawlada Kenya oo Waftigii Xukuumada DF ee Kismaayo Ku Sugnaa u Sheegtay inay iskaga Baxaan Magaalada.

Kismaayo(Togdhnews)-Waftigii xukuumada ee kismaanyo joogay oo Kenya u sheegtay inaanay amaankooda qaadi Karin magaaladana ay isaga baxaan. Warar lagu kalsoonyahay oo naga soo kala gaarey mugdisho iyo kismaanyo ayaa xaqiijinaya in saraakiisha ciidamada Kenya ee jooga kismaanyo ay u sheegeen waftigii dfs oo joogay kismaanyo isuguna jirey golo wasiiro iyo xildhibaano ineeyna ciidamada Kenya amaankooda [...]

10:20 pm | Posted in Somali News | Read More »

JAMHUURIYA: Kaftan-siyaasadeed Muujinaya Masuuliyiinta Somaliland Iyo Mid waliba waxa Masaxkaxdiisu ku maqan tahay…Qaybta 3aad

  Qormada saddexaad ee taxanaha kaftan-siyaasadeedka Jamhuuriya ka diyaariyey madaxda qaranka Somaliland, waxa aynu ku soo qaadan doonnaa naanayso muujinaya mid walba halka maskaxdiisu ku xawilan tahay masuuliyiin xilal kala duwan ka haya dawladda iyo weliba shaqsiyaad ku dhex milmay arrimaha siyaasadda xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxaanay kala yihiin sidan: Cali Cabdi Saa’id Wasiir-ku-xigeenka Hawlaha Guud [...]

10:16 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Horumarka Waxbarashada Somaliland oo Loogu Tallogalay Lacag Gaadhaysa $4.2 Milyan oo Doollar

Washington (Togdhnews) – Guddida sare ee Iskaashiga waxbarashadda adduunka (Global Partnership for Education), ayaa maalintii Arbacada magaalada Washington ee dalka Maraykanka ku ansixiyey lacag gaadhaysa $439 milyan oo loogu tallogalay horumarinta waxbarashada 12 dal oo ka mid ah wadamada caalamka ee soo koraya, iyadoo $4.2 millan dollar oo lacagtaas ka mid ah loogu tallogalay Somaliland. [...]

10:03 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Dawladda Soomaaliya oo ka Hadashay Rajada ay ka Filanayso Wadahadalka Somaliland

Muqdisho (Togdhnews) – Dawladda Soomaaliya, ayaa ka hadashay hannaanka wadaxaajoodka ah ee ay kula jirto dalka Jamhuuriyadda Somaliland, kadib markii ay madaxda ugu saraysay Soomaaliya hore uga soo baxeen hadalo xanaf leh oo waxyeeli kara qodobadii labada dal ku heshiiyeen shirkii Turkiga. Ra’iisal-wasaaraha Somaaliya Md. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa shirkii golihiisa wasiirradu shalay ku [...]

10:00 pm | Posted in Somali News | Read More »

DAAWO:Hanti dhawraha guud ee Qaranka oo Safar Kedis ah Ku yimi Magaalada Burco hawlo baadhisa ah Ka bilaabay

9:41 pm | Posted in Somali News | Read More »

DAAWO: Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland ee gobolka Togdheer oo qalab Isboorti gudoonsiisay kooxda ku Ciyaarta Magaceeda/sawiro

9:35 pm | Posted in Somali News | Read More »

Rabshadii Dhowaan Lagu Dhaawacay Garyaqaan Cali Siciid Jaamac Oo Go’Aamo Laga Gaadhay

Ceerigaabo(TogdhNews)Dhowaan ayay ahayd kolkii dablay hubaysani ay badhtamaha suuqa ceerigaabo ku dhaawaceen gudoomiyaha ururka qareenada somaliland Solla ee gobolka sanaag Garyaqaan Cali Siciid Jamac ''Cali Foolow'' waxana xalinta arintaasi iyo sidii loo fardaamin lahaa  mudooyinkii udambeeyay jilibka u aastay masuuliyiin uu hor kacayo Maayarka degmada ceerigaabo Ismaaciil Xajji Nuur, Salaadiin , Cuqaal, Wax Garad iyo [...]

9:21 pm | Posted in Somali News | Read More »

Ururka Ay Ku Bahoobeen Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Oo Gaashaanka U Daruuray Aqoon Korodhsi Xeer Ka Culus Lagu Saxeexay

Hargaysa-(TogdhNews)-Ururka  Ay Ku Bahoobeen Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa shaaca ka qaaday in aanay u hogaansami doonin xeer cusub oo ay gadh-wadeen ka tahay Xukuumaddu kaas oo xubno ka qayb galay Aqoon korodhsi dhawr maalmood ka socday Hoteel Ambasador lagaga saxeexay. Shir jaraa'id oo ay maanta ku qabteen Xarunta Ururka SOLJA ee Magaaladda Hargeysa ayaa [...]

8:53 pm | Posted in Somali News | Read More »

Hanti dhawraha guud ee Qaranka oo Safar Kedis Ku yimi Magaalada Burco hawlo baadhisa ah Ka bilaabay.

Burco (TogdhNews)- Hanti dhawraha  guud ee qaranka  Maxamuud Cabdi , oo  shalay  safar kadisa  ku yimi magaalada  Burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa hawlgal baadhisa  ka bilaabay   qaar ka mid ah  goobaha  dakhli ururinta cashuuraha ee wasaaradda maaliyada  gobolka . waxa kale  oo  hantidhawruhu   kormeer ku soo maray   goobaha cashuuraha  dawlada ee magaalada.     [...]

4:19 pm | Posted in Arrimaha Bulshada iyo Suugaanta,Somali News | Read More »

Horn Cable TV (LIVE)